23/08/2026
“Mar kasta oo aad naftaada doorato, ma tihid qof islaweyn; waxaad baranaysaa in nabadda qalbigaagu ay ka qiimo badan tahay raalli-gelinta dadka oo dhan.” 🤍🌿
Help people
23/08/2026
“Mar kasta oo aad naftaada doorato, ma tihid qof islaweyn; waxaad baranaysaa in nabadda qalbigaagu ay ka qiimo badan tahay raalli-gelinta dadka oo dhan.” 🤍🌿
Waziirka waa runtiii aniga hadii aan bun Caba vatka aniga ayaa bixiya
Bixinta daqliga waa furaha horumar, cadaalad, qof iyo bulsho labadaba.
Deeganka Soomaalida dhul beeris.
dhul beeristu waa maalgelin mustaqbalka—waxay ilaalisaa deegaanka, waxayna kor u qaadaa caafimaadka iyo dhaqaalaha.
01/08/2026
Congratulations Congratulations Congratulations boqorada zamzam xassan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hambalyo qurux igu qaali ah 🎓✨
Dadaalkaagu maanta wuu miro dhalay, waana bilow cusub oo ifaya. Mustaqbal qurux badan ayaan kuu rajaynayaa.
31/07/2026
Hambalyo qalinjabin wallaladey 🎓👏
Guulihiinna waa farxad iyo faan. Mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynayaa i.a✨
Jawaabta biyo la,aaneyd filtu Madaxwayne Mustafe muhumed omar.ayaa ka jawaabay.
Madaxwayne mustafe Muhumed omer…………
Run ka hadalka” DR SHARMARKE
wuxuu ka dhigan yahay:
Inaad runta sheegto / si daacad ah u hadasho
Inaad wax u sheegto sida ay dhab ahaan yihiin, adigoon qarin ama been ka sheegin
DR SHARMARKE :-Wuxuu ka hadlay biyo la aanta ka jirta xarunta gobolka ee filtu.
Waad mahad santhy brother ajer iyo xasanad Allah ka siiyo sida quruxda badan ee aad dadkaga ugu hadashay.
Golaha Xildhibaannada Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa yeeshay Kalfadhigoodii 11-aad ee Golaha 6-aad, kaasi oo ay horyaalaan 13 ajande.