Mohamed Abdi Hassan

Mohamed Abdi Hassan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Abdi Hassan, Stadium, arena & sports venue, Jijiga.

06/02/2022
06/02/2022

Madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe ayaa gaaaray Baladweyne

Photos from Mohamed Abdi Hassan's post 06/02/2022

Kasokow ilaalinta amniga iyo xasiloonida deegaanka ciidanka xooga gaarka ah waxey siweyn ugu geyb qaadanayaan gurmadka abaaraha

Photos from Mohamed Abdi Hassan's post 02/02/2022

Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha deeganka Amxaarada Dr Yillaq Kifale ayaa soogaray caasimada deegaanka Somalida ee Jigjiga

01/02/2022

Kooxda Manchester united aya joojisay iney iibiso fanaanadaha uu kuqoran yahay magaca Mason Greenwood ciyaar yahankan ayaa loheystaa inuu geystay fal kuf siah

Photos from Mohamed Abdi Hassan's post 01/02/2022

Madaxweyne mustafe Muhumad aya kulan laqaatay masuuliyiin sare oo kasocday xafiiska qaramada midoobay mashaaricda

Photos from Mohamed Abdi Hassan's post 31/01/2022

Raisal wasaare Rooble aya kulan laqaatay madax Weyne kuxigeenka isutaga Imaaraadka Carabta Mohamed Bin Rashid

31/01/2022

Xulka Masar aya ugudbay warega semi finalka ee AFCON kadib 2 goal oo aay ugu adkaaden xulka Moroco

30/01/2022

Raisal wasaare Mohamed Hussein Rooble oo gaadhay Imaaradka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jijiga