Super sport Somali news

Super sport Somali news

Share

kusoo dhoowoow pageka kawaa-caaindona wararka ciyaaraha
followe dheh siina sheer garde

Photos from Super sport Somali news's post 06/09/2021

Luuk dejong oo kubaasay tijabada cafimaad ka kooxda Barcelona ⬆️

05/09/2021

Romelu Lukaku: “Weligaa ha ila barbar dhigin Cristiano Ronaldo, marna”.

“Cristiano, aniga ahaan, wuxuu ku jiraa saddexda ciyaaryahan ee ugu sarreeya taariikhda kubadda cagta”.

“Ma doonayo in aan darajo kaa siiyo kan koowaad ilaa kan saddexaad laakiin heerkaas ayuu joogaa isaga”.

“Guulaha uu ka gaaray kubadda cagta maanta ciyaartoyda heerkiisa waa wax aan caadi ahayn”.

“Nasiib ayaan ku lahaa inaan kaga hor imaado horyaalka Talyaaniga, sidoo kale hadda oo uu ku soo laabtay horyaalka Premier League, waana wax aad ugu fiican kubbadda cagta Ingiriiska oo dhan”.

Xigasho: [].

Please like nosar si aad warbixino hufan aad uheshid

23/02/2021

C.ronaldo ayaa 133 madax dhaliyay waayihiisa ciyaared oo dhan

Greatest 💪🙏

22/12/2020

Waraka ugu danbeyay ee majaladaha caalamka ka qoreen suuqa ayaan idin soo kobay

Kooxda Liverpool ayaa hishiis 18m lagartay koxda reer France ee lille sixixa xidiga qadka dhexe ee Renato sanchez ( sun sport )

Kooxda man city ayaa wadahadalo kula jirta Kevin de bruyne si uu hishiiska ugu kordhiyo kooxda reer England ( the gourdian )

Kooxda uu hogamiyo carlo angeloti ee everton ayaa xiseyneysa Semi khadira kaas oo kooxda juve waqti aan wacneen ko qaadanaya ( daily mirror )

Kooxaha Newcastle iyo shefeild united ayaa labadodaba wada xisiaynaya xidiga reer Argentine Marcos rojo waliba qaab amaah ah ( the athletic )

Kusimaha madaxweynaha kooxda Barcelona ayaa doonaya inuu Philip coutinho iibiyo suqaana January ( ARA ).

Deli Ali oo shaki lagalinayo mustaqbalkisa koxda spurs kadib isfahanwaga kadhexeyo isago iyo Jose waxana sixixisa ugu h**eyo koxaha PSG iyo kooxda inter Milan ( sun )

Kooxaha kawada dhisan magalda Manchester ee united iyo city ayaa si wada jir ah ugu loolamaya sixiixa xidiga devid alaba waxayna wadahadl lagalen wakilkisa

Kooxda reer france Marseille ayaa doneysa xidiga reer France iyo kooxda chalsea ee Olivier giroud ( let 10 sport )

Marcos rashford ayaa lafilaya inuu hishiiska ukordhiyo koxda man united isagoo isbuci qadan doona mushaar dhan €300,000 todobaadki .

Fadlan like iyo follow nagu garab istaag oo na dhiira geli

22/12/2020

Tammy Abraham 2 goal ayuu kudhaliyay 1⃣0⃣1⃣ socends

💯💯

22/12/2020

Subax wanagsan qodkasto kubada cagta xiseeya ❤

Halkan kala soco warar iyo xaqiqoyin Ku cajab galiya 💯

18/12/2020

United funs sawirkan wuxu uqalmo saara ❤🔴

17/12/2020

Kooxda man united ayaa guul 3:2 ka gaartay nadiga shefleid united 🔴

23 point

17/12/2020

Bruno farnandes ayaa dhaliyay 4 goal 5 tii kulan ee eplka away ga ahaa 🔴💯

Magnifico 🔴

15/12/2020

Wiilka ay milkiyadisa ledahay man united amad dialo ayaa waxaa la jabsaday barta uu kuleyahy Twitter ka waxana laguso qoray hadalo aan haboneyn

15/12/2020

Focundo pellistri 3 dii kulan ee udanbeysay ee uu usaftay kooxda man united under 23 da

Accrington ⚽
Southampton ⚽
Mancity ⚽

Our Uruguay boys pellistri 🔥

14/12/2020

Adnan Januzaj laacibki h**e ee man united ayaa ka hor imaan doona kooxda man united kadib markay Ku aaday wareega Europe league kooxda Realsocided 🔴

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga
02