Pro Ridwan Sheik Nur

Pro Ridwan Sheik Nur

Share

Waxan ahay tabiye Kubbada cagta ah, taagera United ah iyo wariye Sports, kusoo dhawow Page-keygan. πŸ””

18/08/2026

πŸš¨πŸŽ–οΈ| 𝐉𝐔𝐒𝐓 𝐈𝐍: Benjamin Ε eΕ‘ko iyo Matthijs de Ligt ayaa saaka si caadi ah Carrington ugula tababartey kooxda inteeda kale, laakiin Mason Mount wali wuu maqan yahay. []

18/08/2026

πŸš¨πŸŽ–οΈ| Michael Carrick wuxuu si gaar ah maamulka kooxda ugu riixayaa in loo keeno saxiixyo cusub

Mana ahan oo keliya wareysigii uu bixiyo ee uu ku xaqiijiyay inuu doonayo ilaa laba saxiix oo dheeri ah

Sidaas darteed waxaa la filayaa ugu yaraan saxiixa hal ciyaaryahan oo kale, waxaana laga yaabaa inay noqdaan LABA. []

18/08/2026

🚨 | Dhaq dhaqaaqa uuqa kala iibsiga Man United ayaa gaabis noqday, sababtoo ah kadib saxiixyadii Andrey Santos iyo Youri Tielemans

Maamulka United waxay go’aansadeen inay xaaladda dib u qiimeyaan oo ay eegan xulashooyinka jira, sidoo kalena waxaa la sugayay sida kooxdu u horumar usameyso intii lagu guda jiray kulamadii pre-season-kii.

Xaalado gaar ah ayaa sidoo kale u baahday waqti ay ku horumaraan, sidaas darteed United way sugaysay.

Daafaca bidix ayaa hadda ah hadafka ugu weyn, halka khadka dhexe uu yahay meel kale oo u baahan in wax laga qabto.

Laakiin fursadda ay kooxdu kula soo saxiixan karto ciyaaryahan dabooli kara labada boosba ayaa soo jiidasho weyn leh hadda. []

18/08/2026

πŸš¨πŸŽ–οΈ| 𝐉𝐔𝐒𝐓 𝐈𝐍: Manchester United WELI khadka dhexe oo cusub wax ayay lasoo wareegi kartaa laakiinnwaa haddii ay soo baxdo fursadda saxda ah. πŸ˜”

Haddii kale maamulka kooxdu waxay ku qanacsan yihiin xulashooyinka khadka dhexe ee ay hadda haystaan.

Maadaama oo ay h**ey kooxda ugu soo dareen xidigaha kala ah Andrey Santos iyo Youri Tielemans.” [, YT]

17/08/2026

πŸš¨πŸ’£ 𝐉𝐔𝐒𝐓 𝐈𝐍! Manchester United ayaa Bruno Fernandes la furtey wada wadahadallo qandaraas kordhin ah.

Kooxdq Galatasaray ayaa u soo bandhigtay Bruno Fernandes mushahar weyn oo gaaraya €20 milyan sanadkii.

Laakiin Bruno wuxuu doonayaa inuu sii joogo, sidoo kale United ayaa ku adkaysanaysaa inuusan iib ahayn wakhti xaadirkan.

Wadahadallada ku saabsan qandaraas cusub ayaana weli socda. []

17/08/2026

🚨 | Maanta waa Isniin, waana bilowga isbuuca cusub ee England, waxaa la filayaa inaan aragno dhaqdhaqaaqyo ku saabsan wararka Manchester United ee suuqa kala iibsiga.

Waana isbuuca ka horreeya kan ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga xagaagan, United waxay si degdeg ah ugu baahan tahay ugu yaraan laba ciyaaryahan oo saameyn weyn ku yeelan kara kooxda koowad.

16/08/2026

πŸ“Έ | Khadka dhexe ee Barcelona. πŸ₯ΆπŸ’™β€οΈ

16/08/2026

🚨 | Rodri wuu baxay oo Barcelona ayuu ku biirey, arrimuhu aad bay uga xiiso badan yihiin sidii h**e Manchester City isha halagu hayo iyadoo aysan haysan Pep iyo Rodri midna. πŸ‘€

16/08/2026

πŸš¨πŸ”΅πŸ”΄ EXCLUSIVE: RODRI TO BARCELONA, HERE WE GO! πŸ’₯ [Fabrizio Romano]

16/08/2026

β€οΈπŸ€πŸ† Arsenal Ayaa Manchester City garaacdey, kadibna ku guuleysatay koobka Community Shield markeedii 1️⃣8️⃣ aad!✨

Yaad Udooran lahayd ciyaar tahankii ugu fiicnaa garoonka [MAN OF THE MATCH]

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


150-Km
Jijiga