01/09/2023
2020
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamuud Xaaji Yusuf, Sports Event, Jijiga.
01/09/2023
2020
06/06/2023
AdisAbaba, waxaa laga dhagax dhigay xarruun madaddaalo oo laga dhisayo Boole.Xarruuntan waxay ku fadhidaa dhul 84 Hectar ah
Waxay ka kooban tahay; Goobo Sport,goobo madaddaalo,meello la dhireeyay,Harooyin dad samee ah iyo meello caruurtu ku ciyaarto.
18 bilood ayaa la sheegay in dhismahan lagu soo afmeeri doono.
16/04/2023
Dooxadii leediile dhabanka dagmada beercaano
Wq Axmed Godey
14/04/2023
mw xasan sheekh oo hadda adis Ababa lagu soo dhaweeyay
13/04/2023
Xudun quruxda aduuuunka masha lllaaaah
13/04/2023
Dhaqanka baadiyaha hadan kusoo Korin wax badan ma ogid
11/04/2023
11/04/2023
Qabridahar iyo barwaaqaysan alxm
11/04/2023
Magaalada fiiq ee xarunta gobalka erar oo maanta ka socdo mudaharaad lagaga soo horjeedo Kala dirista ciidanka liyuu booliska oo ay xalay shaaciyeen maamulka u sareeya deeganka
Fiiq waa magaaladii u horaysay ee ka hortimaado Kala diriska ciidanka magalada xigta ama gobalka xiga ee sidan u diididoona waa magaaladee
Ree fiiq waxay sameeyen arin aad u fiican oo bogaadin mudan ha socdo mudaharaadka
Xooga gaarka ah abaal badan ayayna Mudanyihiiin