28/05/2025
Jeneral Maxamed Saciid Xirsi Morgan ayaa kugeeriyooday isbitaal kuyaala Nairobi, Ilaahay ha u naxariisto marxuumka.
Morgan waxuu kamid ahaa saraakiishii meleteriga Soomaaliya ugu caansanayd. Mudadan dambe waxuu kunoolaa magaalada Garowe.
04/05/2025
Kaftanka caawa Naag baa salaad tukaneysay halkay faatixada inay aqrido laga rabay ayey waxay aqriday ataxiyadka.
Ninkeeda oo aan meesha ka fogeen ayaa maqlay intuu eegay buu wuxuu yiri heblaayoy waxaad fadhiga ku aqrin doonto Ayaan layaabanahay😁😁
02/05/2025
Chum'a karem all muslims🕌
Waxaa igu weheliya the real goat🐐 Khadar Nani
02/05/2025
Mid ka mid ah difaaca Midig ee ugu adag magalada Godey
Dulqaad champions
02/05/2025
Magaladu way wada fadhidaa, Wayna kala fadhidaa
27/04/2025
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Fahiye printing and multi-services waxaa diyaar idiinku ah adeegyada ay ka midka yihiin
1:- in si online ah lagu dalbo passport
2:- adeega daabacaada National ID-ga (National ID printing) & xal u helida qafka aysan uso dhicin fariintii national IDga ee uu isku diwaangaliyay.
3:- adeega visa-ha ethiopia (ethiopian visa application service)
Goobtu waa Godey fooqa kowaad ee dabaqa xafiiska E.bir-ta uu ku yaalo ama Agagaarka Al-xaramayn.
Kala xidhiidh lambarka:- 0911288512
25/04/2025
Dulqaad Champions
Xoog waynta magalada💪
03/10/2024
A L H A M D U L I L L A A H ❣