27/08/2024
Kulankii Maanta saaxiibtinimo ee dhex maray xulka magaalada Lafaciise iyo dhigooda Xulka Degmada Aw Barre. Natiijada ciyaarta oo ku soo dhammaadey barbardhac ( 2: 2).
Waan hambalyaynaynaa labada kooxoodba.
23/08/2024
Ninka kaliya ee aan madaxayga ku aamminay timo-jareyaaasha magaalada Jigjiga 👇🏾
Yuusuf Ibraahim Cige (JEEGO) waxa uu ka mid yahay dhallinyarada Soomaaliyeed ee fahmay sirta ganacsiga; una badheedhay inay qabtaan shaqooyinka ay inta badan innagala wareegeen qoomiyadaha kale ee Ethiopia ka ahi.
Kuma dooran garasho iyo aqoon kale oo aan u leeyahay, kumana dooran dhaldhalaal iyo dhismaha goobtiisa ganacsiga oo qurxoon waxaanse ku doortay xirfaddiisa timo-jarennimo oo aad u sarraysa.
Qiimo ka jaban kuwan innagu baadha magaalada kaddibna sadaqo ahaan lacagteena ugu darsada dhismaha Kaniisadaha, xirfad sare iyo lacagtaada oo ku noqonaysa gacanta wiil Soomaaliyeed waa qodobbada ugu miisaanka culus ee aan ku doorbiday inaan ka xiirto rayslaha JEEGO.
Kasoo horjeedka bangiga dhiigga ee dhakhtarka wayn ee Sheekh Xasan Yabarree, dhanka dayrka Wakaaladda War-baahinta kaga deggen dhakhtarka Madiina ayay ku taal goobtiisa ganacsigu.
02/07/2022
SEMI FINAL
Erar vs qorroxey
Faafan vs jarar
Sadaali ayaa isku soo hadhi kara ayaad isleedahay finalka
22/06/2022
Ciyaarta furitaanka 11ka gobal ee dawlad deeganka soomalida ayaan mnta la bilabayaa waxan ciyaarta kowaad ciyaaraya
Gobalka liipaan vs Gobalka sitti
Garoonka stadiumka jigjiga
Sacada 2:00 galabnimo
21/06/2022
Waxa galabta laysku aadin doona gobolada DSS
21/06/2022
Dhalinyarada degmada awbarre ee qaadey cupka gobalka faafan 6da jeer ee isku xigta ayaa hadana hal qof oo ciyaartoy ah laga qaadan gobolka faafan iyaga oo ah hormuudka gobolka
19/05/2019
abdilahi hassan abdalahi waa ciyaartoy ka mida Fc: Newflowers wuxu uga ciyaraya qaybta dhexe ee difaaco haddi aan isku dayo inan soo koobo tariikhdiisa wuxu kubda cagta ka bilabay isla kooxda uu hada joogo Newflowers wuxuna ka mid ahaa shaqsiyadi aas aasay kooxda mudo 2 sanno ka bacdi waa uu ka tagay wuxuna koox wakhtigaa soo kacaysay oo la yidhaah Fc: halkaa ayuu ku qaatay wakhti fican kuna soo saray awoodisa kubadeed mudddo ka bacdi wuxu aaday koox kale oo la dhaho Fc: kooxdana wakhti fican ayu la qatay ilaa uu la gaadho final ugu dabayn wuxu kuso noqday hoygisi iyo halku ka kaso bilaabay kubada cagta ee FC: halkaas oo uu ila hada ku sugan yhy lana qaaday kobob badan ahna ciyartoyada la dhabarta u ah kooxda isku inaad wax fikira nagu soo darzado noo muhiim waye