21/06/2026
"Waxaan aaminsanahay in gabadhu bixiso kharashka guurka haday iyadu hayso. Nin dhalinyaro ah oo ku anfacaya oo akhlaaq ahaan iyo dhaqanba fiicna maxaa diidaya in xitaa reerkoda gabadhu gabaaati siiso. Maadama naftaadaba la jeclaatay. Waa naftaada ka qaad, oo Naftaada u qaad. Qofku haduna wax hayn maalgasho."
Voss Tv