23/08/2025
Referee walba Hamigisa Ilah ha u sahlo lkn Waxa uu ku Gaari karaa
Allah in uu Kaalmo weydisto.
In uu dadaalo Naftisana waqti Galiyo.
Iyo In uu Daacad ahaado Xili walba iyo Xaalad walba dadkana u cadalad falo asaga oo aan u eegin Qofkan ban aqan ama midkan ba Raali ahansho ka rabaa
Duhur Wanagsan Asxabta
01/03/2025
RAMADAN MUBARAK
๐Waxaan umada Muslimiinta ugu bishaaraynayaa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan ee sanadka 1446 H.J,
๐Waxaanan Allaha SWT ka baryaya inuu inaga yeelo kuwii caafimaad qab iyo acmaal suuban ku dhamaysta bishan barakaysan kuwo kale oo badana caafimaad qab inagu wado gaarsiiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.
10/06/2024
Ciyaaryahan kastaa waxa uu xaq u leeyahay in uu booskiisa ka ciyaaro meel kasta oo ka mid ah garoonka ciyaarta,ciyaartoyduna inta badan waxa ay jidhkooda u adeegsadaan in ay gaashaanka ku dhigaan kubada meel u dhaw aagga geesaha si ay uga hortagaan in qofka ka soo horjeeda uu soo galo ama ciyaaro kubada.
GOORMA LA OGGOLAA?
โก Kubadu waxay u jirtaa masaafada cayaartoyga gaashaamiyaha , tusaale ahaan cayaaryahanku wuxuu taaban karaa kubbadda haddii ay fidiyaan cagtooda/lugtooda ama ay boodaan
โก Ciyaartoyga 'gaashanka' waxa laga yaabaa inuu si cadaalad ah u dalaco ka soo horjeeda (garabka-garabka)
Kubbada oo loo difaaco habkan waa xeelad sharci ah, marka garsooraha ayaa ogolaada in ciyaarta ay sii socoto.
LAMA OGOLA MARKAY:
โก Kubadu k**a jirto masaafada ciyaarta ee ciyaaryahan iyo/ama
โก ka soo horjeeda waxa lagu hayaa gacanta(yada)
Haddii ciyaaryahan uu si aan cadaalad ahayn u isticmaalo jirkiisa si uu u xannibo, u xannibo, u yareeyo qofka ka soo horjeeda (ama u dhaqaaqo jidkiisa si uu u carqaladeeyo horumarka ka soo horjeeda), garsooraha wuxuu bixiyaa:
โก laad xor ah oo toos ah haddii uu jiro xiriir lala yeesho qofka kaa soo horjeeda
โก laad xor ah oo aan toos ahayn haddii aanu jirin xidhiidh
Wax an wada barano ceeb maaha ๐
13/05/2024
Degdeg
Slavko Vinฤiฤ ๐ธ๐ฎAyaa Dhax.dhaxaadin doono Kulanka Fiinaalka Champions League ๐ Ee Dourtmond vs Madrid
Slavko Waligiis Taariikhda Muusan Garsoorin ciyaar Real Madrid Oo Champions league Ah Halka Dourtmond uu Garsoore Usoo noqday
Abdi Aziiz Alifye
13/05/2024
WAXAN MAR WALBA DIYAAR U AHAY UNA SO AHA INAN SHAQADA AAN DHALINYARADA U HAYO U GUTO SI DACADNIMO AH ๐๐๐
09/05/2024
My Favourite Referee Omar Artan ๐