Garoon Joog

Garoon Joog

Share

💬 Ku soo biir bulshada Garoon Joog, 👍 Like & Share si aad ula socoto wararka ciyaaraha aduunka

Photos from Garoon Joog's post 22/04/2026

Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay si weyn uga dhex muuqato suuqa kala iibsiga xagaaga, iyadoo doonaysa inay gacanta ku dhigto dhowr saxiix oo muhiim ah, kuwaas oo kor u qaadi doona tayada kooxda ee xilli ciyaareedka soo socda.

Wargeyska LiveScore ayaa sidoo kale daabacay sawir ay ku soo bandhigayaan saf ciyaareed suuragal ah oo ay Red Devils yeelan karaan, haddii ay ku guuleystaan saddex saxiix oo kamida kuwa ugu cad cad suuqa kala iibsiga.

Ciyaartoydaas ayaa kala ah daafaca "Nico Schlotterbeck" oo hadda u dheela kooxda Borussia Dortmund, daafaca bidix "Lewis Hall" oo isna u ciyaara Newcastle United, iyo khadka dhexe "Elliot Anderson" oo jooga Nottingham Forest.

Haddii saxiixyadan gacanta lagu dhigo, Manchester United waxay nasiib uyeelanaysaa saf isku-dhafan oo ka adag kii h**e, taasoo sare u qaadi doonta awooddooda tartamada waaweyn ee xilli ciyaareedka dambe.

Follow Garoon Joog

Photos from Garoon Joog's post 22/04/2026

Labada xiddig ee da’da yar, Pau Cubarsí iyo Lamine Yamal, ayaa lafilayaa inay dhawaan ciyaaraan kulankoodii 100-aad intii ay hoos joogeen tababare Hansi Flick.

Labadan ciyaaryahan ayaa si wadajir ah ugu loollamaya kaalinta 1aad ee liiska ciyaartoyda ugu safashada badan xilligaan, iyagoo min 99 kulan Ciyaaray.

liiska ciyaartoyda kale:

Jules Koundé – 96 kulan

Pedri – 96 kulan

Robert Lewandowski – 92 kulan

Eric García – 91 kulan

Ferran Torres – 89 kulan

Fermín López – 89 kulan

Raphinha – 88 kulan

Gerard Martín – 87 kulan

Follow Garoon Joog

Photos from Garoon Joog's post 22/04/2026

Wargeyska Marca ayaa sheegay in madaxweynaha Real Madrid, Florentino Pérez, uusan raalli ka ahayn qaab ciyaareedka kooxdiisa ee xilli ciyaareedkan.

Wargeysku waxay xaqiijiyeen in Pérez uu si daran uga xanaaqay waxqabadka ciyaartoydiisa, isla markaana uusan kala reebayn oo qof walba mas’uuliyadda qaadanayo.

Follow Garoon Joog

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jijiga