05/09/2025
Waxa U qorshaynaya Xafiiska dhalinyarada Iyo Ciyaraha Ee MMQ in si Rasmi ah u bilaban donan Lona jogtayn Doono Dhamaan tartamada herarka kala duwan ee MMQ sida
1 HORYALKA HERKA 1AD KEBRIDAHAR
2 HORYALKA HERKA 2AD KEBRIDAHAR
3 KEBRIDAHAR LEAGUE CUP
4 YOUTH ACADEMY'S LEAGUE
Waxana si rasmi ah loo shacin dona dhaman tartamadas iyo sido kale aas asida iyo ababulka Xidhiidh ka kubada cagta ee MMQ KEBRIDAHAR LOCAL FOOTBALL ASSOCIATION KLFA insha Alalh
03/09/2025