Xidigsport

Xidigsport

Jaa

Kala soco halkaan:

■Macluumaad kubadacagta

■Garoomada kooxaha caalamka

■ IYO WAXYAABO KALE OO KU XIISO
GALIINAAYO

kala soco halkaan macluumaad kala duwan sportska

GAAR AHAAN ☆

○ Garoomada kooxaha caalamka
○ Macluumaad kubadacagta
● IYO DHACDOYIN KALA DUWAN

♡ KA MID NOQO FAMILKA BOGGA XIDIGSPORT☆

�MAHADSANID�

Top10 Garoomada ugu weyn Afrika 18/02/2023

10ka garoon ugu weyn Afrika

Top10 Garoomada ugu weyn Afrika Muuqaalkaan waxaad ka ogaan kartaa 10ka garoon ugu weyn qaarada Afrika, waliba waxaad ogaaneysaa kooxaha iska leh, wadamada ay ku yaalaan iyo inta taageero o...

18/02/2023

Adriano oo dhex jeexaayo daafacyo waa weyn.

14/02/2023

Ciyaaraha kulul ee isbuucaan

13/02/2023

Garoonka Liverpool iyo garoonka Everton waxay isku jiraan masaafo dhan kaliya 983 mitir.

Aad ayey isugu dhow yihiin weyna xifaaltamaan(:

12/02/2023

Garoonka kooxda Arsenal Emirates Stadium.

___________________________________________
📍Magaalada: Londom,, dalka Ingiriiska
⚽ Kooxda: Arsenal
⏳ La furay: Sanadkii 2006
👥Qaadka taageero: 60,704

08/02/2023

Kuwani waa kooxaha kaliya ingiriiska ka dhisan ee ku guuleystay Koobka Champions league.

07/02/2023

Ciyaaryahanada da'da yar ee ka ciyaara qadka dhexe uguna shidan waqtigaan.

06/02/2023

Ma jiraa Daafac awoodo inuu celiyo Ronaldinho?

28/01/2023

Chelsea oo soo maray ciyaaryahano qadka dhexe oo cajiib ah.

Claude Makélélé
Michael Essien
Mikel John Obi
N'Golo Kanté

27/01/2023

Garoonka kooxda kubadacagta Liverpool, Anfield Stadium.
Waa garoonka 7aad ugu weyn dalka Ingiriiska.

___________________________________________
📍Magaalada: Liverpool, Merseyside, dalka Ingiriiska
⚽ Kooxda: Liverpool
⏳ La furay: Sanadkii 1884
👥Qaadka taageero: 53,394

23/01/2023

Garoonka kubadacagta ugu weyn dalka Sacuudi Carabiya wa King Fahd International Stadium

___________________________________________
📍Magaalada: Riyadh,dalka Sacuudi Carabiya
⚽ Kooxaha ku ciyaro: Al-Hilal,Al-Shabab,Al-Nassr
⏳ La furay: Sanadkii 1987
👥Qaadka taageero: 68,752

Oma Yritys listan huipulle Kuntosali Ja Urheilutilat Espoo :ssa?

Klikkaa tästä saadaaksesi sponsoroidun listauksen.

Alue

Kategoria

Puhelin

Osoite


Espoo
00340