Aabo 🥹🖤
Salman Hagi
CONTENT CREATOR | SPORTS MAN
Roob maanta waala yaabay 🌧️
22/04/2026
Bishii maxaa lacag ah oo kugu filan 🤔
Bisha markee 20 gaarto cagaha maa laqabtaa 🙄
01/04/2026
Egypt Pyramids 🇪🇬
Meeqo sano ayaa aabo la’aan tahay ?
Ani : 3bil
06/02/2026
Bismilaaah!
Dhamaan asxaabteyda iyo ehelkeyga qiimaha badan waxaan marti idinkaga ahay codkiina, waxaan kaqeyb galaayaa tartan loo qabanaayo dhalinyarada bariga africa oo dhalinyarada soomaliyeed ee ka qeyb galeysa ay yaryihiin waxaana kamid noqday dhalinyarada soomaliya ku mataleysa tartankaae
Fadlan codkaaga iigu hiili oo iiga codeey linkiga hoose 🙏
https://eaya.africa/
05/01/2026
2026 🔫
Markuu internetka Guriga uu Go’o 😂
Follow ⬇️🙏
02/09/2025
Waxaa Farxad Weyn inoo ah in Maareeyaha Dekedda Muqdisho Mudane Ambassador Mohamed Ali Nor ( Americo ) uu yahay Martida Koowaad ee Xaflada Abaalmarinada Somali Social Media Awards.
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Emplacement
Contacter l'entreprise
Téléphone
Site Web
Adresse
Caen