Wararka Ciyaaraha
MUUQAALO CUSUB KALA SOCO O KU QANCIYA
Waa ku salaamay wll fadlan waxaan kaa codsanaya inaad page flow so dhaho waxa laso Dhigana share garayso adiga oo mahadsan. Waxaan kaa balan qaadaya inan aniga soo dhigo wax ku qanciya ku farxad Galiya. Lkn wll waxad ogaata anigana in aanan ka maarmin adiga iyo fikir kaaga oo ila wadaagto si aan kula wadaago wax ku farxad galiya aniga aan dareemo in shacab ka ku xiran pageka ay yihiin kuwo ku qanacsan waxa aaan uso gudbinayo. Waxaan mar labaad kaga mahad celiyaa sida aad mar walba pageka ugu xiran tahay ina garab taagan tahay. Waxaan rajaynayaa in aan ila wadaagto fikir kaga. Fadlan aan shidano pagke Shiidkana ka saaro 😂😂😂😂😂👋👋👋👋
Marka gabar aad Numbarkeeda raadinaysay iyada kuso wacdo o ku dhahdo aboowe Waaa Habla . Faarax miyaa 😂😂😂😂
Aniga Jawaabtayda.
25/04/2024
Manchester City oo xasuuq u gaysatey kooxda Brighton iyagoo uga badiyey 4-0 .
Taaso ka dhigan inay Hal dhibic ka Hooseeyan kooxda Horyalka higaaminaysa ee Arsenal, Lkn waxa wali is xasuusin mudan in ciyaar baaqi u tahay kooxda Manchester City waxayna taas macneheedu yahay in ay hadii ciyaarta u baaqiga ay badiso ay Hogaanka kala wareegayso kooxda Arsenal !!!!
Tartanku wali ma dhaman ciyaarihi u danbeeyey baa lagu jiraa
Yaad ku la tahay aya qaadi doona koobka ?
Arsenal : - Like
Manchester City : - ❤️
25/04/2024
Leny Yoro si rasmi ah u Helay shahada da bachelor ka , hambalyo Ayaan leenahay 👏🇨🇵
Subax wanaagsan asxaabta ku xiran pageka Fadalan waxan idinka codsanaya in aad aad pageka like iyo share ta siisaan !! Idinka mahadsan
Waxan idiin rajaynaya dhamaantin Farxad iyo Guul .
Mahasanidiin
WARARKA CIYAARAHA
25/04/2024
Derby Merseyside EVERTON AYAA KAGA BADISAY GURIGEEDA KOOXDA LIVERPOOL 14 SANO KADIB . Guuldaradani waxay ka dhigan tahay in Everton ay wali jaanis haysato ay kaga bad baadi karaan in aanay u dhicin dhanka championship ka . Isla markaasna ay kooxda Liverpool na ka hor istaagen isku daygoodi ahaa in ay ku dhawaato labada kooxood ee Arsenal iyo Manchester City oo ay kula tartamaysay Hogaanka. Taaso ka dhigan in ay rajadaasi noqotay mid isku soo dhamaatey.
25/04/2024
LIVERPOOL VS EVERTON ….!
Kooxda LIVERPOOL guuldaradii ay kala kulantay kooxda EVERTON waxay ka dhigan tahay in uu isku soo dhamaaday hamigeedi ahaa in say ku guulaysato horyaalka
PREMIER LIGUE . 2-0 ayay kuso idlaatay ciyaartii darbi ahyd
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Emplacement
Site Web
Adresse
Rue De La Chine
Paris
75020