15/03/2026
Mudane madaxweyne gobolka togdheer Ramaax ka qabo hadiii kale waaanu iska qabanaynaa
Ninkani gobolka uu usoooo baadhashotaga
Ramaax maaalinka xilka laga qaado ayaa noogu danbaysa gobolka k**a codeeeyo waxba kuma sooo kordhiyo isaga oo wax yeela maahaaane madax weyne naga bedel
23/02/2023
Dugsiga farsamada Asma kaki beaute salon oo hada dafcadii 4aad ka qalin jabisay wax ay qaadanaysaa arday cusub xirfadaha ay bixiso waxaa ka mida ah xinaha,makeup,decoration,dawaarka iyo iwm waxa ay ku taalaa xaafada hodan qaylo ka soo horjeedka boodhka new-power kala soo xidhiidh tel 0634277945
27/01/2021
"Burao lama Tartamayso Gobolada dalka Somaliland Lkn se waxa ay La Tartamaysaa Gobol ka Mid ah Dalka China"maayir Kuxigeenka Degmada Burao mr Xoday
10/12/2020
Rayigaagu waaa muhiim labadan nin keebaaa soo lugo‘ay se keebaaa in xilaka laga qaado istaahil