Ciyaala suuq wayn h**e waxan usii daawanay!πππ
Karim Analyst
Karim wuxuu mar walba saaxiib dhaw la yahay Bulshada ku xidhan wuxuu soo gudbiyaa wararkii ugu damb
30/05/2026
Kooxdii ugu xumayd taariikhda ee Final UCL ciyaarta!ππ
Xataa Inter oo last Final ciyaartay Goalsha aad ogaydeena looga badiyay sidaas uma ciyaarin!!πππ
Kuma heesi kartaan waligiin Champions of Europe ππ
24/05/2026
Ma jirto koox kale taageeraheeda oo ku tusin kara sawir lamid ah midkan iyagoo ciyaartoydooda sagootinaya Koobab intaas le'egna ka danbeeyaan!ππ©΅
Ma jirto horyaalka England qof igala hadli kara tan iyo 2002/2003 waxaan nahay kooxda qaaday tan iyo waqtigaa koobabka ugu badan, hadii qof kula murmo kaliya Da'adiisa waydii goormee football daawashadeeda bilawday, asigaa aamusi, imisa Cups ayaad u joogtay kooxdaada oo qaadaysa, no more waqti sheekadii Pele walaakii shoat ku dilay!.π
Waxaan nahay laga soo bilaabo 2002/2003 xiligii Manchester United ku guulaysanaysay horyaalka tan iyo waqtigaa kooxda ugu badan ee horyaal ku guulaysata sidoo kale Top 6 marka ay timaado kooxda ugu badan ee ee koobabka ugu badan ku guulaysata all cups tan iyo waqtigaa!.
Koox ayaa jirta tan iyo waqtigaa qaaday 8 Cup kaliya kuwaas oo u badan oo rabta in Legacy iyo Dominance nagala hadasho! Yaabπ
Koobabkan ma dhama gadaal ayaa deeqi wayday sawirka awgii waliba Ciyaartoydan waqti yar ayay kooxda la joogeen!
Pep qofkii daawaday Kubada waa ka qalin jabiyay, Thanks πππ©΅
24/05/2026
Inkastoo aanan awoodin gacantayda ama afkaygu awoodin inuu muuqaal ama qoraal kusoo koobo waxa uu Pep kooxdan u qabtay, hadana waxaan isku dayi doonaa inaan wax uun ka sheego waxa uu kooxdan u qabtay macalinka aduunka ugu wanagasani!.
Dhawaan ayaan soo galin doonaa muuqaalkaas!π₯Ήπ©΅π
22/05/2026
Dad badan oo ay badan ku jiraan waxay ka walwalayaan ka muhiimka ah ee uu ugu h**eeyo Macalinka Taariikhda kubada cagta ugu wanaagsanaa ee Pep oo ka tagaya kooxda isaga iyo shaqaala hoosaadkiisa kooxda, laakiin runta dhabta ah ayaa ah in wali City haysato Maskaxdii guulaha, qofka aan ka hadlayana waa Khaldoon Al Mubarak. π©΅
Ninkan waa maskaxda iyo nidaamka dhabta ah ee kooxda. Wuxuu mar h**e muujiyay aragti fog markii uu keenay fikradda ah in Pep Guardiola uu door weyn ka sii yeesho gudaha City Football Group, halkii uu kooxda uga wada tagi lahaa si dhamaystiran taa bdalkeeda waxa uu pep u ogolaaday in maalin walba talooyin iyo waayo-aragnimo ku caawiyo jiilka cusub iyo tababaraha cusub ee kooxda.
Ilaa maanta dadka qaar wali way la yaaban yihiin sida uu u dhisay qaabkan guusha ku saleysan. Xiddigaha iyo tababarayaashuba si weyn ayay uga hadlayaan ixtiraamka iyo taageerada uu siiyo kooxda waqti kasta iyo dhamaan staff-ka kooxda.
Enzo Maresca ayaa kooxda la wareegaya sidoo kale Pep waxa uu wali saameyn ku leeyahay kooxda, sidoo kale Khaldoon ayaa wali kooxda masuul ka ahβ¦ Manchester City weli waxay ku socotaa jidkii guusha, waxa macquula mar kale . π₯π
Rivals-ku k**a cabsadaan Ciyaartoyda City haysato kaliya ee xataa waxay ka cabsadaan nidaamka City dhistay.π©΅π€
Waxa Football fans aanay u rabin in Arsenal koob qaado midan ayaa ka kow ah:
Muuqaalkan daawo adigaa yaabi doonee hadii aad wax ka fahmi wayso comments ka koowaad ayaan soo dhigi hadalka ay kuwada hadleen!.
Kawaran umadaas 22 sano aanay wax qaadin iyagoo koobab qaadi lahaaππ
20/05/2026
Funaanada Cusub ee City meeqo ayaad siin lahayd intii soo baxday h**e ayaa laga sii booking garaystay!
Qofkii aan xataa h**e funaanad City ah u gadan anigaa og seasonka danbe wuu soo qaadan!π₯°π₯
Selling fast π₯ 10/10
19/05/2026
Labadii kulan ee 2/6 games u danbeeyay ee la saadaalinayay labadiiba dhibco ayaan dhuminay , Marnaba Jadwalka horyaalku kuma qaldayo saadaashiisu, sababta aan dhibcahaas u luminay waa jadwalkeena koobabka ee mashquulka badnaa, waana sababtaas sababta dib waqtigooda looga riixay!π
Waxaa rabnay inaan walwal idiinku dhamayno ilaa last day-ga balse gambarkiina khaasatan wax laga fakan karo maaha!.π
Kadib 22 sano oo abaar ah Arsenal hambalyo!β€οΈ.
19/05/2026
Kooxda Southampton FC ayaa si lama filaan ah looga reebay tartanka play-offs-ka Championship kadib markii la ogaaday arrin aad u culus oo ku saabsan basaasnimo.
Mid ka mid ah shaqaalaha kooxda, oo ahaa intern la yiraahdo William Salt, ayaa lagu qabtay isagoo si qarsoodi ah u eegaya una duubaya tababarka kooxda Middlesbrough FC ka hor semi-final-ka. Waxa la sheegay inuu ku dhuumanayay geed gadaashiisa, halkaas oo uu mobile ama camera ku duubayay dhaq-dhaqaaqa tababarka.
Tani waa fal si adag looga mamnuucay kubadda cagta, maadaama uu noqon karo spying (basaasnimo) oo lagu helo xogta xeeladaha kooxda kale.
Inkasta oo Southampton ay markii h**e ciyaarta ku badisay 2-1 isla markaana ay u muuqdeen inay u gudbeen final-ka Wembley, goβaanka dambe ee maamulka tartanka ayaa sababay in si buuxda looga saaro tartanka.
Sidaas darteed, Hull City AFC ayaa hadda la xaqiijiyay inay la ciyaari doonto Middlesbrough final-ka play-offs-ka ee Wembley oo dhacaya 23-ka May.
Arrintan ayaa si weyn looga hadal hayaa kubadda cagta England, iyadoo dad badan ay ka yaaban yihiin sida dhacdadan u saameysay natiijadii h**e.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Belfast
BT71HP