Truecable Sports

Directions Website Contact the business

Truecable Sports Soo Gudbinta Wararka iyo Xogaha Gaarka ah ee Ciyaaraha Dalka isla Marka ay Dhacayaan
(1)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Md.𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱 (𝗝𝗶𝗶𝗱𝗵...
20/10/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Md.𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱 (𝗝𝗶𝗶𝗱𝗵𝗲) ayaa maanta Xilkii U kala Wareejiyey labada Agaasime Waaxeed Agaasimihi H**e , Jamal Cabdi Axmed Iyo Agaasimaha Cusub Khadar Xuseen Jaamac ee Waaxda Garoomada WDh&ciyaaraha.

Xil-wareejintani waxay qayb ka tahay hannaanka kala-dambaynta, isla-xisaabtanka iyo sii wadidda hawlaha hay’adaha qaranka.

𝗔𝗹𝗹𝗮 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗟𝗲𝗵.

Waxa ka dhacay Xafiiska Gudoomiyaha XKCSL  shirki koowaad ee Tabarayaasha Heerka 1aad ee Caasimada hargeisa. Shirkan aya...
19/10/2026

Waxa ka dhacay Xafiiska Gudoomiyaha XKCSL shirki koowaad ee Tabarayaasha Heerka 1aad ee Caasimada hargeisa. Shirkan ayaa waxa uu daarana sidi la iskaga waraysanlaha ciyaarihi laso dhaafay ee xili-ciyaareedkan iyo Kulamada hadhay sidi looga tashanlahaa.

Qodobadii Shirkan kaso baxay waxa ka mid ahaa:
1. In la is waafajiyo Waqtiyada salaada iyo ciyaaraha oo la bilaabo ciyaarta 1aad saacadu markay tahay 3:45 PM.
2. In ciyaarta danbe la bilaabo 7:30 PM.
3. In Tababarayaashu ay ciyaartoyda Kooxaha ku tababaraan sharciga Buugga Maamul, Farsamo, & Anshax-Marineed ee XKCSL 2026. Shuruucda Caalamiga ah ee LAWS OF THE GAME ay baraan.
4. In Tababarayaasha u hogaansaman Sharciyada XKCSL oo ay ixtiraamaan.
3. In la horumariyo garsoorka caasimada isla markaan la joogteeyo tababaradooda.
4. Horumarinta ciyaalka kubaddaha soo qabqabta iyo ilaalinta waqtiga.
5. Xoojinta xidhiidhka wanaagsan ee Tababareyaasha iyo Garsoorka.
6. Horumarinta Shaqada Komishanerada ee garoonka.

Shirkan oo uu Gudoominayey Gudoomiyaha XKCSL Muddane Maxamuud Cabdi Aw-Xirsi waxa ku wehelinayey shirka Xoghayaha Guud ee XKCSL, Gudoomiyaha XKCSL ee Gobolka M/Jeex, Komishaneero, Guddiyada Dacwadaha, iyo Farsamada ee XKCSL.

Wasiir Ku xigeenka WDH&Ciyaaraha Md,Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) Ayaa Maanta,  Shaaciyey Tartanka Horyaalka Horyaalada X...
19/10/2026

Wasiir Ku xigeenka WDH&Ciyaaraha Md,Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) Ayaa Maanta, Shaaciyey Tartanka Horyaalka Horyaalada Xidhiidhka Baketballka Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaa ku wehelinayay Wasiir Ku xigeenka madasha shaacinta Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Gudoomiyaha Xidhiidhka Basketball ka Agasimaha Waaxda Garoomada Iyo isuduha Ciyaaraha ee gobolka Maroodi - jeex.

Tartankan Horyaalka Horyaalada Basketballka waxa ka qayb-gali doona 10 kooxood oo kala socon-doona: Gobolka M/jeex, Gobolka Awdal, Gobolka Togdheer, Gobolka Saaxil, Gobolka Sanaag, Gobolka Gabiley.

17/10/2026

Halgankii iyo Hal Adaygii Kaso Bilabmay Garsoore Kuna Dhamaday Agasime Kuna Socda Wasiir’’’ Waa Kuma Agasimaha Waaxda Garomada Wasarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha mudane: Khadar Jilaal Jamac🎤

17/10/2026

Kulamadii Todobaadkii 7aad ee 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚

13/10/2026

Afar sano kadib markii xabsiga Baki laga soo daayay Xoghayaha Dhalinyarada iyo ciyaraha Xisbigii mucaradka ahaa ee Waddani Iminkana ah Wasiir Kuxigeenka Wasarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha yuusuf Nuux yuusuf (Tadhase)

WADA-JIR IYO WAX-QABAD

12/10/2026

Furitaanka Horyaalkii 3aad ee DAAWO Aya Laga Furay Garoonka Casriga ah ee Horyaal Sport Center

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md  Axmed-yaasiin Maxamed Faarax iyo Wasiir Ku-xigeenka  WDH&C Md Yu...
11/10/2026

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL Md Axmed-yaasiin Maxamed Faarax iyo Wasiir Ku-xigeenka WDH&C Md Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase iyo Agaasimaha Guud Ee WDH&C Md Cabdilaahi Maxamed Maxamuud Jiidhe waxay Hambaliyo iyo bogaadin u diyayaan Xulka Qaranka Kubada Cagta Maqalka Naafadda ka ah Ee Somaliland oo ka qayb-gali doona Tartanka Caalamiga ah Ee Koobka Xulalka Qaramada Maqalka Naafada ka ah Ee Afrika.

Tartanka oo ka dhici doono Dalka Ethiopia gaar ahaan Caasimada Addis Ababa.

Masuuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL waxa ka go,an Horumarinta Ciyaaraha kala duwan.

Sawiro: Furitaanka Horyaalkii 3aad ee DAAWO Aya Laga Furay Garoonka Casriga ah ee Horyaal Sport Center
11/10/2026

Sawiro: Furitaanka Horyaalkii 3aad ee DAAWO Aya Laga Furay Garoonka Casriga ah ee Horyaal Sport Center

07/10/2026

Kulamada Week 6aad ee Horyaalka Caasimada

Kulanke ugu Xamasad badan?

Address

Flatt 18 Home Tower Duddeston Manor Road
Birmingham
B74QF

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Truecable Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Truecable Sports:

Shortcuts

Share

Category