Mohamed salah legenka wish stadium. π€£
Naani Kaambo Production
Head of Digital & Assistant Media Officer | Somali Football Federation | Football Journalist . Abdulkadir Muse Osman
14/08/2026
Hambalyo Naadiga Gaadiidka Oo ku guulestay Horyaalka Somali national leage sanadkaan
13/08/2026
Beri 8:00 subaxnimo, dalka waxaa kusoo laabanaya garsooraha taariikhda sameeyay, geesiga Afrika Omar Abdulkadir Artan πΈπ΄β€οΈ
Wuxuu mudan yahay in loo sameeyo soo dhaweyn aan horay loo arag oo ka tarjumaysa sharafta, karaamada iyo kaalinta uu ku leeyahay taariikhda isboortiga Afrika gaar ahaan somalia oo uu kadhashay
Soo dhaweyn heer qaran ah haloo sameeyo halyeyga! ππΎπ₯πΈπ΄
Waziirka xalay kubadda siduu doono ayuu ka yeelay lkn balanta ma aheyn in madaxa lesku giliyo laba qofood k*k xirfadle waziir mohamed
13/08/2026
Somalia ma carabaa mise waa african Xalay carabtii xater waxee la haayeen omar waa carab
12/08/2026
πΈπ΄ Shacabka Soomaaliyeed, aan hal meel isugu nimaadno β€οΈ
Aan 1 Milyan oo Follow ah gaarsiino Taarikha sameeyaha Omar Abdulkadir Artan uma qalmo 400k Waa Halyeey Soomaaliyeed oo cawa dunida baray waxee tahay somalia ππ
Hal follow adiga kaaga yimid wuxuu noqon karaa hal tallaabo oo 1 Milyan lagu gaaro.
π Follow saar, lana wadaag dadka kale! πΈπ΄β€οΈ
12/08/2026
πΈπ΄π₯ MAGAC CUSUB AYAAN U BIXINAYNAA GEESIGA SOOMAALIYA IYO AFRICAβ½
Caawa wuxuu taariikh u sameynaya Soomaaliya iyo Afrika. πΈπ΄π
Bal aan isku dayno inaan u helno naanays/magac cusub oo ku habboon Omar
Magacee ayaad u bixin lahayd? ππ₯
waxee ku marsiyodaan ma wayaan tabartoodana ma ogga k*k
Jugtii xalay π€£
Oo hinta kala sharaf badan ba aaaaaaaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Povey Cross Road, Gatwick
Mogadishu