06/06/2026
🚨 Musharrixiinta loo tixgelinayo in loogu yeedho xulka qaranka Argentina si ay u noqdaan beddelka Leonardo Balerdi:
• Marcos Senesi
• Marcos Acuña
• Nicolas Capaldo
• Agustin Giay
• Kevin Mac Allister
• Martínez Quarta
Scaloni hadii uu xariif yahay Senesi ha nogu yedho.
06/06/2026
Qoyska Busquets oo taariikh dhigay.
Aabe iyo wiilkiisa oo markii ugu horreysay ka soo wada muuqday garoon.
Carlos wuxuu ahaa goolhayihii kooxda Barcelona intii uu tababaraha ahaa Johan Cruyff, xilligii kooxdii taariikhiga ahayd ee "Dream Team" ee Barcelona, halka Sergio uu kulankiisii ugu horreeyay u saftay kooxda koowaad ee Barça intii uu joogay Pep Guardiola.
Aabaha (Carlos Busquets): Wuxuu ahaa goolhaye xilligii dahabiga ahayd ee Cruyff.
Wiilka (Sergio Busquets): Wuxuu dhexda u xukumayay kooxdii mucjisada ahayd ee Guardiola.
Football ⚽️❤️🔥
06/06/2026
Barcelona Legends 8-3 Liverpool Legends
06/06/2026
Caqabadaha ugu waa weeyn ee koobka adduunka:
Waa in lagu jiro xeli cimilada aad u kulushahay taaso saameeyn ku yeelan doonto bandhiga ciyaartooyda oo marki horeba badankood daal badan haaye maadama kulamo badan uso ciyaareen kooxahooda.
Sido kale waxa la filaya in cimilada keento in kulamada qaar dib u dhacaan ama la hakiyo waqti dheer.
Qiyaastana waxe tahay in Kulamo badan goolal yar la iska dhaliyo oo (caajis) ah la fiirsan doono. Boring World Cup.
05/06/2026
🚨Heshiiska uu Ansu Fati ugu wareegayo Monaco ayaa si buuxda u dhammaatay. ✅️
Barça ayaa heli doonta 11 milyan.
[Fabrizio Romano]
05/06/2026
🚨Lamine Yamal aya ku guuleystay xidiga ugu fiican Horyaalka LaLiga xili ciyaaredka 2025/26.
Magician ✨🔥
04/06/2026
🚨RASMI: Badbaadintii Joan García ee kulankii Espanyol ayaa loo aqoonsaday badbaadintii ugu fiicnayd xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga.
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗦𝗔𝗩𝗘 𝗢𝗙 𝗧𝗛𝗘 𝗦𝗘𝗔𝗦𝗢𝗡. ⭐🔥
04/06/2026
Sawirka rasmiga ah ee xulka qaranka Spain ee Koobka Adduunka 2026. 🌍🏆
04/06/2026
Khaldoon Almubarak: "10-kii sano ee uu joogay Pep Guardiola malaha 100 jeer ayuu noogu hanjabay in uu kooxda iska casilayo”.