โQaley waa laacib buuxa oo leh xirfad kubadeed oo heer sare ah. Waxaa lagu yaqaan farsamo, xakameyn kubadeed, aragti ciyaareed iyo hoggaamin gudaha garoonka ah. Mar kasta oo uu ciyaaro, wuxuu muujiyaa kalsooni, karti iyo faham qoto dheer oo ciyaarta ah. Waa ciyaaryahan dadaal badan, leh anshax iyo ruux kooxeed, taasoo ka dhigaysa tusaale ay ku daydaan ciyaartoyda kale. Xirfaddiisa iyo waayo-aragnimadiisa dheer ayaa ka dhigtay mid ka mid ah laacibiinta ugu magaca weyn ee Garbaharey.โ
All Time๐
Best player๐ฅ
S.Y.L FOOTBALL club โฝ๏ธ ๐
S.Y.L
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from S.Y.L, Sports Team, Welford roud, Leicester.
29/05/2026
Natiijada kulanki galabta
SYL 2-2 Hilaac
GOALS
1- Yamaalโฝ๏ธ
* Freekick
2- Qaley
*๐ฆตAbdullahi
Man of the match Yamaal
S.Y.L FOOTBALL club โฝ๏ธ ๐
29/05/2026
BISMILAAH
ITโS ๐ ๐๐ง๐๐๐๐๐ฌ!๐ด
GAME: #๐ฆ๐ฌ๐ ๐ ๐๐ถ๐น๐ฎ๐ฐ
๐ GARONKA : ๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐๐๐ ๐ฆ๐ง๐๐๐๐จ๐ .
๐KULANKA :- Freindly match
๐ TAARIQDA :- 29-5-2026
โฐ SAACADA :- 16:20
๐ฉ๐๐๐๐ ๐๐๐บ๐ฎ๐ป๐ฑ๐ผ๐ ๐ช๐ช
Best Goalkeeper๐ฅ๐ฅ
Zeeyow Mr save๐
Championers๐
Rag tashtay cir waa toli karaanโ
Championers๐ 2026 S.Y.L FOOTBALL club โฝ๏ธ ๐
Shaxda kooxda tartanka ku qaaday 6 kamid ah waa under16/under17๐ฅ
Villa SYLโคโ๐ช
27/05/2026
hambalyo hambalyo Fc S.Y.L FOOTBALL club โฝ๏ธ ๐ ๐๐๐
marka koobaad waxaa mahad oo dhan leh illahay swt oo guusha nasiiyay nabadna nogu so dhameeyey tartanki ka socday garoonka JAALE SIYAAD STADIUM
waxaan umahad celineynaa gudoomiyaha sportska dagmada @ Sheikh Mohamud io Gudiga sports
*Gamandiid
*Ayuup
*Abdirisaaq gurdux
* Mohamed Nor
* Ahmed
*abdirashid
Sido waxa umahadcelinayna legends
la.antiin tartanka ma qabsoomeen waana ku dhiiri galineyna gudiga sida wanaagsan oo hawl karnimada leh ee uu sportska degmada ugu dhabar adeegaayaan mahadsanid
waxaan umahad celineyna referee yaasha tartan ka hayey ๐
Faysal cisman xirsi (boqore)
Owke
Ahmed Dhagaxow
Dheel
Jeylaani
*FULL TIME*
S.Y.L 1--1 G.STARS
GOALS
Maanka jrโฝ๏ธ
๐ฆต Qaley
Plenty shooters
5--4
*iiseโ
*Gamandiidโ
*Qaleyโ
*Baashiโ
*abdiaziiz
MOTM= Camow๐โค
kooxda G.stars hambalyo hambalyo waan wada guuleysanay sxpyaal maanta malinki ma ahayn waad so laaban doontaan idinko saan ka xoog badan๐๐ซก
ciyaartoyda dahabiga ah ee SYL waxaad gaarteen guul aad mudneedeyn ๐โค๏ธ๐ฏ
Waxaan kale umahad celinayna macalinka kooxda Abdinaasir ahaa runti maskaxda guusha mahadsanid mocalimu๐
hambalyo waxaan kalo hambalyo leenahay tageerayaasha kooxda faca weyn ee SYL waad mahadsantihin sida quruxda badan oo aad no garab taagantihin markasta๐โค๏ธ
hambalyo dhamaan SYL mid yar iyo mid weynbo meelkasta oo aad aduunka joogtaan waxaan idin leenahay hambalyo hambalyo๐๐
waxaan umahad celineyna Mohamed oo ahaa maskaxdi ka dambeysay inaan guushan gaarno waad mahadsanthy manager โค๏ธ๐ช
[email protected]@FAMILY๐๐ช๐
CHAMPIONS ๐ 27/5/2026 S.Y.L๐ช๐
Back to back Championersโค๐ช๐ฉธ
S.Y.L FOOTBALL club โฝ๏ธ ๐
27/05/2026
IT'S ๐ ๐๐ง๐๐๐๐๐ฌ!
FINAL DAYโ
G.STARS F.C ๐ SYL F.C
๐ค GARSORAHA :- ?
๐ GARONKA :JAALE SIYAAD STADIUM ๐
๐ KULANKA : FINAL
๐ TAARIQDA: 27-5 -2025
โฐ SAACADA : 16:30
S.Y.L FOOTBALL club โฝ๏ธ ๐ โฝ๏ธ๐ช
26/05/2026
Ciid Mubaarak dhammaan dadka Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan. Waxaan idiin rajaynayaa farxad, nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsan. Ciiddaan ciiddeeda kale caafimaad iyo kheyr ha nagu gaarsiiyo.
โCiid wanaagsan, qalbi faraxsan iyo maalmo barako leh ayaan idiin rajaynayaa.โ
26/05/2026
The new generation of the great SYL TEAM๐ชโค
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Welford Roud
Leicester
LE27AB