21/01/2025
Liverpool caawa iyo Ajax Cusub.
Official page of Liverpool FC, 18 times champions of England and 5 times champions of Europ Yeah!
2005
Liverpool win the Champions League final in Istanbul
2003
Gerrard & Owen seal a Worthy triumph
2001
Reds complete historic Treble in Dortmund
FA Cup glory in Cardiff
Houllier wins first LFC trophy for 6 years
1995
Macca double seals Coca-Cola glory
1992
5th FA Cup success
1990
Reds land record 18th title
1989
96 fans die at Hillsborough
1988
17th Title triumph for Reds
1986
Kenny goal lands f
21/01/2025
Liverpool caawa iyo Ajax Cusub.
05/11/2024
Reds ๐ซก๐ซก๐ซก๐ซก
17/09/2024
Liverpool maintain their perfect record at the San Siro in the UEFA Champions League ๐ฏ๐ฎ๐น
๐๐พ
๐๐พ
๐๐พ
๐๐พ
๐๐พ
Hada rabtiina Af Soomaali ayaan idiinkaga soo dhigayaaa.๐๐
17/09/2024
Waa idiin sheegay Garoonkaas Stadio Giuseppe Meazza unukaa leh Haye Buufle Osman Mohamed๐๐
17/09/2024
๐๐๐ ๐ฎ ๐ฐ๐๐๐๐ฒ?? ๐๐ ๐จ๐ ๐ข๐คท๐พโโ๏ธ
17/09/2024
Tariikhda Kooxda Liverpool ee Chanpion league oo goos goos ah Liverpool iyo ac milan waxeey horay u kulmeen 4 jeer 3 kamid ah waxaa badisay Liverpool caawa ayaa 5 u ah kooxda liverpool garoonka Giuseppe Meazza ee Milan malagu cabsiiyo sababtoo ah waxeey kuwada garaacday inter iyo milan kulamada ay kuwada ciyaartay 2008 2022 inter ku garaaceen 2021 milan ayeey ku garaaceen.
Milan kooxaha ingiriiska shan kulan oo isku xiga k**a badbaadin caawa waa ciyaarta ugu adag championka, mohamed salax 41 goal ayuu u dhaliyay tartanka chamionp-ka mana jiro ciyaaryahan koox ingiriis ah u ciyaaray oo intaas gool dhaliyay .
Arnold 52 ciyaar oo championka ah wuxuu caawiyay 10 goal, waana ciyaaryahanka labaad ee ugu caawinta badan ciyaaryahanada ingiriiska ee difaac garab ka ciyaara a.cole oo kaliya ayaa ka badan oo 12 goal caaawiyay oo 108 ciyaarood dheelay.
Mucaaradoow REER FAANAAYE caawa cupkee ciyaareeysan๐คท๐พโโ๏ธ๐
FG wixii qaldan nala sax qabiir๐๐
01/09/2024
Ugu danbeeyntii Damiiniinta Reer faanaye si layaqaano u dilnay ๐๐ โ ๐ค๐พ๐ช๐พYNWA
01/09/2024
Var Var Reer faanaye fudeed badana oo adkeeysi yaraa ๐๐ Abdullahi Mohamed xaalada kawaran๐๐
27/08/2024
Alisson wuxuu isku dhiibay wax yar maahan ๐๐คท๐พโโ๏ธ Giorgi waa libaax
21/08/2024
Hoog dheeraha Reds Iyo Holland ayaa noqoday difaaca dhexe kan ugu fiicnaa2024.
Virgil Van Dijk The Best CB In The World ๐๐
10/06/2024
Kulan kale oo adag iyo xulkerna Somalia ๐ธ๐ด vs Botswana ๐ง๐ผ guul Soomaaliyaโ
06/06/2024
Beri Insha Allah Guul Somalia ๐ธ๐ด