Footballfever

Footballfever

Share

page waxaad ka helaysa dhammaan wararka ku saabsan ciyaaraha adduunka oo xaqiiqo ah

03/02/2024

๐’๐ก๐š๐ง ๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ซ๐จ๐จ๐ ๐Ž๐จ ๐†๐จโ€™๐š๐š๐ง๐ฆ๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š ๐ˆ๐ง๐ž๐ฒ ๐ฅ๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฉ๐จ๐จ๐ฅ ๐ก๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ช๐š๐š๐๐จ

* ๐€๐ซ๐ฌ๐ž๐ง๐š๐ฅ ๐ฏ๐ฌ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฉ๐จ๐จ๐ฅ

Ciyaartani waa mid ka mid ah Ciyaaraha goโ€™aanminkara inkastoo Xili h**e tahay oo ciyaaro badan Hadhsan yihiin hadana waa Ciyaar hadii Liverpool Badizo Horyaalka Usii dhawaynayza Hadii ayay Barajeysana Man City Fursad fiican sinayza Hadii Arsenal badinasa rajada Arsenal ee Horyaalka kor U qaadaysa ๐Ÿ”ฅ

* ๐‹๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฉ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฏ๐ฌ ๐Œ๐š๐ง๐œ๐ข๐ญ๐ฒ

Mid Ka mida Ciyaaraha la wada sugayo ciyaar labada dhinac ayna waxba izkula reeban doonin Liverpoolna Jaanis fiican Usii ah madama anfield lagu ciyarayo Tahayna seosonkii u dambeeyey ee u maamulo klopp , Waa Ciyaar Goโ€™aanmin karta Tartamayasha Dhabta ee Horyaalka๐Ÿ”ฅ.

* ๐Œ๐š๐ง ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ž๐ ๐ฏ๐ฌ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฉ๐จ๐จ๐ฅ

Markasta oo Labadan Kooxod wada ciyarayan Waxa la filanaya ciyaar adag oo cadawad ku salasaysan waana mid ka mid Qodxaha yaala ay u baahantahay iney Liverpool iska Hor leexiso Waanu wada sugi doona ๐Ÿ”ฅ

* ๐‹๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฉ๐จ๐จ๐ฅ ๐•๐ฌ ๐“๐จ๐ญ๐ญ๐ž๐ง๐ก๐š๐ฆ

Ciyaar ku salaysan aargosasho ay Liverpool u bahantahay kadib wixi Ciyaartii lugta h**e ee Goolka Saxda laga Diiday Labada casaana โ™ฆ๏ธโ™ฆ๏ธla Siiyay Waa ciyaar kale oo adag oo Liverpool Hankeeda horyaalka goโ€™aanmin kara ๐Ÿ”ฅ

* ๐€๐ฌ๐ญ๐จ๐ง ๐•๐ข๐ฅ๐ฅ๐š ๐•๐ฌ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฉ๐จ๐จ๐ฅ

Aston Villa Oo gurigeeda joogta ma Hawl yara Xasuuso seosonkii h**e Mar kay soo afjartay Riyadii afarta sare ee Liverpool Markana Liverpool waa iney Ka taxidirta Khatarta Aston Villa oo ay iska hor leexisa ๐Ÿ”ฅ

Rayigaga Comment Ku Cabir ๐Ÿ‘‡

Photos from Footballfever's post 10/02/2023

Saadasheyda Todobaadkan ๐Ÿ‘‡

08/02/2023

Tababaraha PSV ayaa Yidhi : Gakpo Riyaadisu waxay Ahayd Inuu Ku biiro kooxda man united ana waxan Kula taliyey Inuu sugo ilaa xagaaga Balse waxa Si fudud Ku qancinayay Virgil Una Sheegay inu Kusoo Biiro Liverpool.

Source: Fabrizio Romano

Photos from Footballfever's post 03/02/2023

Saadasheyda Ciyaaraha Todobaadkan ๐Ÿ‘‡

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


London