Rijal Hassan Ahmed

Rijal Hassan Ahmed

Share

Content creator and Football analysts

03/09/2026

CHELSEA SUNDAY IGU BILAAWA ANIGA WAX IDIIN TUSAAYO NO 9. SANDKAAN CABSI CABSI WAAYE.

VICTOR GYOKERES ⭐️

03/09/2026

GUDOOMIYAHA SPORTS LONDON OO HADIYAD WAX QABAD KIISA AH LASIIYAY.

Bahda sports London oo u garatay nin walba oo Bulshada wax u qabto in la. Maamuuso. 🙏

Photos from Rijal Hassan Ahmed's post 02/09/2026

TEAM KEE UGU SHAX ADAG QATARSAN RUN SHEEG ?

01/09/2026

SUUQA MANCHESTER CITY WAA FADHIYAA $435M

Enzo Fernández - $169M
Elliot Anderson - $156M
Ayyoub Bouaddi - $110M

Dhex fiican oo macquul 3 nin waa Top Ciyaaryahano wax qaban karo oo da.yar dhexda maamulan doono.

Manchester City maku faa.idi doontaa mise qasaaro ayeey gashay Fikir kaada ?

01/09/2026

VS FOOTBALL CONTROL👀 YEEY U FADHISAA.

Sxb keey Mohamed Hussein Qalinle dhibcahaan waa naga dhiibtay adeey kuu taal😂

01/09/2026

GABRIEL JESUS HADII UU KA DHAAWAC MIN BARCELONA WUU U QAADI KARAA CHAMPIONS LEAGUE.

Gabriel Jesus ma.u noqon doonaa New Van Persia oo markii uu ku biiray Man Utd Dhaawacmin fartana ka saaray Horiyaal kii 20aad waxii ka danbeyayna😂😂😂

01/09/2026

Daysane Sports iyo Wareeysi Qiimo badan legend Mohamed Ismail ⚽️☑️

31/08/2026

ARSENAL HORIYAAL KAAN SO UNBEATEN KUMA QAADI KARTO MAR KALE 2026-2027 ?

Kooxda Arsenal waa awood cad oo aan Indhaha laga daboolan karin Ciyaartooyda eey heesato wax kle .

Cawa Devid Raya meeqo shoot aa lagu riday Midkle horta meeqo mar Aad aragtay. Difaac Shub ah.

Macalin Arteta trust the process wuu ka dhabeeyay koox uu dhisa waa awood muuqata Great Arsenal

31/08/2026

WHO IS BARCELONA. SANADKAAN WAA KII JOSE SPECIAL ONE IYO CAD CAD KA REAL MADRID🏆☑️

Macalin Mourinho wuxuu taaganyahay kooxdii I celin leheed waa tuma soo soco. 3 guul muhiim ah👀.

2dii sano ee koob la.aanta iska ilaawa ayuu leeyahay macalin Jose sanadkaan Real meel u dhiga La.liga iyo Champions League 🏆👀☑️

31/08/2026

BILAD SHARAF QOF LASIIYO MIDKII UGU MUDNAA OO LASIIYAY AHMED ABDI DAHIR

Bahda Sports ee Wembley ayaa bilad sharaf aad u Qiimo badan gudoonsiiyay mid ka mid ah Laf dhabar ka Sports Somaalida kasoo usoo adeegaay in ka badan Nus qarni.

Ahmed Sheel waxa lagu tilmaama inuu yahay Aabaha sports somalida Biladaan iyo ka badan ayuu mudanyahay Cimri dheer Allaha siiyo .

Bahda sports Wembley London oo lagu yaqaano ehel sports waxaa leenahay waa mahadsantihiin garab istagiina halyeeyada Sporta Somaliyeed 🇸🇴 .

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


1AFARTUNE GETE Road LONDON
London
NW109RD