Dhaqan Sports

Dhaqan Sports

Share

Pagekan waxad kala soconkarta Wararka Ciyaaraha iyo falanqayntoda

FADLAN NAGUSO BIIR- like & follow

02/09/2024

Liverpool ayaa guul weyn ku xaqiijisay Old trafford ciyaar heer sare ah Islamarkana xasuuqday Man united oo dhinac kasta ay uga fiicnaayeen Kulan wax badan inaga tusay tayada xidigaha liverpool

01/09/2024

ANDALOS waa FC Barcelona 🔴🔵 cidi kula tartami lahayd Barxada ha iskeento.

In mar kale garaadka macmalki kuusaadaliyo kuguulaysiga Kal-kii 5aad. Waliba Dariiqeedii aad hayso waa quus goynta Kooxaha kula tartamaaya Magaalada. Manchester waa 🔵🔵

15/03/2024

Isku beeg-beega & +Arsenal khalaas +Aarsiga Real +Psg +Barce +liverpool Wow +News

15/03/2024

ARSINAL see dareemee🤣😅

15/03/2024

XAVI ALONSA mar wax laga waydiiyay Liverpool iyo Tartanka Europa leagueta wuxuu yidhi 🗣 " Liverpool FC waa kooxda ugu cad-cad ku guulaysiga Qaadista horyaalka UEFA Europa League ta"

👁 = Fabrizio Romano

15/03/2024

Waxa Hada lagu dhawaaqay Isku beeg-beega UEFA Europa League waxaanay u dhacday sidan.

15/03/2024



Arsenal ayaa markale wajahaysa FC Bayern München halkaa iyada ahana war baa jiri doona.
Geesta kale kooxaha Real Madrid C.F. iyo Manchester City Ayaa marakalana iyagu iswajahaya maka aarasan doontaa .

FC Barcelona iyo PSG - Paris Saint-Germain kii soo badiyaa wuxuu wajahayaa Borussia Dortmund iyo Atlético de Madrid kii soo baxa. WARBAA JIRIDOONA ISHA HALAGU HAYOO

Photos from Dhaqan Sports's post 11/03/2024

All Results in Yesterday.

&

25/02/2024

Hambalyo Liverpool FC

24/02/2024

Isku Beeg beega wareega 8-dhamaadka ee horyaalka horyaalada somaliland.

21/02/2024

Donn Carlo ancelotti

Dhaqan Sports follow dheh like saar

Photos from Dhaqan Sports's post 20/02/2024

Messi😡ugu codee
Ronaldo 😯ugu codee

Nasiib wacan labadan goat manta hakala baxaan😝

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Oxford Street
London