21/12/2024
Kulamada maanta oo sabti ah ee Premier League
Manchester city maka gudbi kartaa caqabadaha guul darada mise waxay ku sii socon doontaa wada guul la'aanta
SAADAALI; Aragtidaada noogu reeb hoos.
15/12/2024
Kulamada maanta oo Axad ah ee Premier League
Chelsea ma ka faa'iideysan doontaa dhibcihii ay xalay qasaariyeen Liverpool iyo Arsenal.
pep Guardiola maka aarsan doona Macalinka cusub ee United
SADAALI; Aragtidaada noogu reeb qaybta faalada.
14/12/2024
Kulamada maanta ee Premier League.
Liverpool ma sii dheereysan doontaa hoggaanka?
SADAALI; Aragtidaada noogu reeb qaybta faalada.
08/12/2024
KULANKA CAAWA
Tottenham 🆚 Chelsea
🏟 Tottenham Hotspur Stadium
🏆 Premier League
⏰ 07:30 PM Habeenimo
Saadaali, yaad is leedahay waa ay badin kulankaan? hoos noogu reeb aragtidaada.
07/12/2024
Waa Kulamada la cayaarayo manta, Sabti 07, Bisha December, 2024 ee Horyaalka Ingiriiska.
Ka dhiib argtidaada oo hoos noogu reeb.
07/12/2024
Waxaa la bajiyay kulankii galabta Liverpool iyo Everton ee Horyaalka
Cimilada Gobolka Merseyside oo xun awgeed.
04/12/2024
Guud ahaan kulamada Premier League🏟 ee caawa La dheeli doono.
Hos kuqor fekerkaga.