Yamays Fc

Yamays Fc

Share

Yamays football club Waa koox ka mid ah kooxaha heerka 1.aad ee gobolka mudug

05/04/2026

Yamays Fc Vs Galkio City
Cawaale Stadium
TIME 3:30PM

02/04/2026

Sheikh Ahmed Caano Geel Yamays Fc ⚪️🔵

19/03/2026

Hanablyo Kooxda Comsed Fc Oo Ku Gulaysatay Coppa Della King 2026 Oo Sanadakan Lagu Xusyaya Ciyaaryahankii h**e Ee Kooxda Yamays Fc Iyo Xulka Gobolka Mudug AUN (Ahmed Kayse )

Ciyaarta Aya Ku Dhmatay 2-0 Rooga fc Oo Ay Guushu Ku Raacday Kooxda Comsed 🏆⚽️

Maamulka Sare Yamays Internatonal School Galkio Waxa Ay U Mahad Celinayan Macalinka Mudug Accademic Galkio Mohamed Yusuf Oo Sanadkan Koobka Maamulayay 🙏🏽

Sido Kale Waxan U Hanbalyaynayna Garsoore Mahomed Oslo Iyo Bahdi Warbaahinta Oo Ay Hogaminayen Shucayb Ciiraale Iyo Saxanuuni Bashiir📸 🙏🏽

Koobka Xaflada Xiritanka Waxa Ka So Qabygalay Masuliyin Ay Ka Midyihin Macalinka Kooxda Comsed football club Yacquub Mohammed Ciise Macalinka Kooxda Yamays Fc Ahmett Khaliif
Macalinka kooxda Dawalda Hoose Deeq Xabiib Morgan
Legenki H**e Ee Kooxda Captan Qoslaye Gudomiye Genaral Abdifitah Mohamuud Macalin Asad Jamac Ali 🖐

Ugu Danbayn Koobka waxa Bixiyay Gudomiyaha Sports Gobolka Mudug Ise Abdirahman Aw Hassan Oo Koobka ku Warejiyay kooxda Comsed Fc Sido kalana Bixiyay Abalmarinadii Shakhsiga Aha

Mahadsanidiin 🙏🏽🙏🏽

15/03/2026

YACQUUP GELLE 1️⃣0️⃣
Huud Abdalle Saed Toni 8️⃣
Yamays Fc 🔵⚪️

11/03/2026

Former Yamays Fc Striker Franc Ayu 9️⃣ ⚪️🔵

03/03/2026

Saciid Cali Salaad Wanyama & Caano Geel 2️⃣0️⃣1️⃣7️⃣

02/03/2026

Ramadan Karim
Mahamed Baldhe Ereg
Abdirisak Zurian
Abdulkadir A Abdulle
Abdulahi Yusuf Cup 2️⃣0️⃣2️⃣4️⃣
Yamays Fc ⚪️🔵

19/02/2026

Kooxda Kubadda Cagta Yamays Fc Waxa Ay Sanadkan Koobka Ramadanka Ugu Magac Dartay Halayaygii Kooxda Iyo Xulka Gobolka Mudug
AUN (Ahmed Kayse)

Koobka Sanadkan Waxa Dheelaya 12 Kooxod Oo Ka Dhisan Magalada Galkio

Ugu Danbayn Koobka Sanadkan Waxa Qabanaya Macalin Mohamed Yusuf Oo Kamid Macaliminta Gobolka ⚪️🔵

Photos from Yamays Fc's post 17/02/2026

Yamays Fc 2️⃣ Dawlada Hoose 1️⃣⚪️🔵

15/02/2026

Kulankeena Bari Galab
Yamays Fc ⚪️🔵 Vs Galkio City Clup (D/Hoose)
🏟 Cawaale Stadium
⏰️3️⃣:3️⃣0️⃣PM

12/02/2026

Kulanka Jimcaha
Yamays Fc Vs Dalsan Fc
🏟 Cawaale Stadium
⏰️3️⃣:3️⃣0️⃣PM

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


London
SW166NN