22/03/2023
Ramadaan mubaarak 🥰❤✊
The official Goolasha Sport page, featuring our latest videos, debate & statistics and other
22/03/2023
Ramadaan mubaarak 🥰❤✊
03/01/2023
Kulanka Maanta:
GIFT STARS VS HALGAN
SAACADA: 15:45
GAROONKA: CAALAMI MINIFOTBAL
27/12/2022
Kulanka Maanta:
AL WAXIIS VS HALGAN
SAACADA: 15:45
GAROONKA: CAALAMI MINIFOTBAL
26/12/2022
Waxaan anagoo iskugu jirna maamumlka macalimiinta iyo ciyaartoyda kooxda Halgan MFC halkaan xanuunka kula qaybsanynaa Wiilkeena wllken sxpken ciyaaryahankeena iyo halbowlaha kooxda Goalhye jacfar gurey oo dhaawac kasoo gaaray kulan ciyaared uu matalyay jamacadiisa
Waxaan dhamaanteen urajeenaan cfmd dag dag ah iyo soo kabasha wngsn ilaahay haku caafiyo sxp waan kula dareemena xanuunka😭💔
22/12/2022
Waxaan kulan soo dhaweyn iyo isbarasha usameenay xoghayaha cusub ee naadiga Halgan MFC Rio Nasrudiin
Waxaan leenahay xoghaye kusoo dhawaw Halgan family waxaan rajeenayna inaad hormuud unoqon doonto hormarinta jiilkan da'da yar waxaana kaga fadhina inaad nooga faaideso caqligaga aqoontada iyo xoogada inataba ❤✊
22/12/2022
Soo dhawaaw markale Xoghaye Rio Nasrudiin ✊❤
22/12/2022
Welcome xoghaye Rio Nasrudiin ❤🙏
20/12/2022
Welçome Halgan MFC family❤✊🙏
14/12/2022
AL JAZIIRA VS HALGAN
SAACADA: 16:45
GAROONKA: CAALAMI MINIFOTBAL
10/12/2022
FULLTIME
SUUQ YARE 1-1 HALGAN
10/12/2022
Kulanka Maanta:
SUUQ YARE VS HALGAN
SAACADA: 15:45
GAROONKA: CAALAMI MINIFOTBAL
09/12/2022
KALA SARAYNTA
HORYAALKA HEERKA 1AAD EE Somali Minifootball Association
Halgan MFC 🥰✊