Al-waasac Fitness GYM

Al-waasac Fitness GYM

Share

waxaan kaa sacidenaa sidaad jirkaga iyo muqaalkaga aad u qurxi laheed rag iyo dumarba

08/04/2022

Jimco wanagsan

10/11/2019

Soo qabo qof aad isleedahay push up 100 ka badan ayuu 1minit ku dhihi karaa

03/11/2019

meel walbo aad joogtan subax wanagsan macamishena

02/11/2019

Al-wasac gym oo loga bartay tartamo xiise leh waxey markaana qabaneysaa tartanka push up
Kaas oo markii ugu horeysay lagu qabanayo casimada si aad uga qeyb gashid kalay oo xupin ka noqo al-wasac gym .
F.g tartanka waxa uu bilabana 20/11/2019
Waxana lagu bixin doona hadiyado kaalimaha ugu horeyo waxii fafahin wac 651716

07/06/2019

Dhamaan macaamiisheena waxaan idinku war galineeyna

inuu gymka no furmi doono bari o sabti ah Insha alh madaama uu nosoo dhamaday fasaxi ciida mahadsanidiin🙏

06/03/2019

xiriirka gacan ka lagdanka somaliyeed ee SPAF oo soo xiray tartankii gacan ka lagdanka ee ka socday AL-WASAC GYM
waxana xaflada soo xiray Gudomiyaha xiriirka SPAF Mudane Abdulahi xosh iyo Xoghayaha xiriirka SPAF mudane Mahamed Hasan Doob ayagoo ka mahad celiyay habka wanagsan ee GYM AL-WASAC usoo agasimay tartankan.

29/01/2019

waregii sedexaad ee tartanka lagdanka gacanta oo ka socday GYM alwasac oo ay ku tartamayaan 4 dhalin yara AH oo iska soo xadiriyay semefinaha tartankaan daawasho wacan

FG: tartamayasha mid ka mid ah ayaa soo xadiri wayay tartanka sas owgeed tartamihii ku beegnaa waxa uu si toos ah utiigsaday FINALAHA tartanka.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in London?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


London

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm