09/05/2017
Chelsea 3 - 0 Middlesbrough
Chelsea ayaa Hogaanka sii dheeresatay waxeyna leedahay 84 Dhibcood
ku soo dhawaw page ka gacmo furan
welcome to the page latest news about chelsea
09/05/2017
Chelsea 3 - 0 Middlesbrough
Chelsea ayaa Hogaanka sii dheeresatay waxeyna leedahay 84 Dhibcood
14/03/2017
Chelsea 1- 0 Man United
Kante ayaa shabaqa soo taabtay
Semifinalka Chelsea waxeey laciyaari doonta kooxda Tottenham
07/03/2017
West ham 1- 2 Chelsea
Hogaanka waxaan kuwadnaa 66 dhibic 27 kulan aynu ciyarnay.
28/01/2017
FT Chelsea 4-0 Brentford
CHELSEA ayaa ugudbtay wareega kale ee FA Cup💙💪
22/01/2017
Chelsea 2- 0 Hull City
22/01/2017
CHELSEA VS HULL CITY ciyaar adag ayaa jirto maanta
Kooxi yaraay aa sanadkaan imtixaan noqdeen
18/01/2017
Diego Costa ayaa dib tababarka ugu soo laabtay kadib marki uu seegay kulankii ay kooxda chelsea layeelatay Leicester City
Saxaafada ayaa labadaan maalin soo tabineesay in Ciyaariyahanka kooxda katagi rabo maadama ay asiga iyo macalinka isku dhacsanyihiin
18/01/2017
Patrick Bamford ayaa katagay kooxda Chelsea wuxuuna usaxiixay Kooxda Middlesbrough heshiis xur ah ayuu ugu wareegay
Ciyaariyahankaan ayaa kusoo biiray kooxda 2012 kadib markii ui boos joogtaa kawaaye kooxda ayaa dhowr jeer amaah loo diray .
Real Madrid 3 - 2 Chelsea
wiilasha waa dadaalen xalay Eden Hazard ayaa 2 goal kakeenay
28/07/2016
CHELSEA 1 - 0 LIVERPOOL
G.Cahil ayaa shabaqa kasoo taabtay ciyaar sxbtinimo xalay kadhacday marekanka .
23/04/2016
Bournemouth 1-4 Chelsea
Eden Hazard ayaa shabaqa soo taabtay 2 mar.
Halka Cesc Fabregas 3 gool uu kacaawiye kooxda .
Zouma ayaa maqnaan doona inta kadhiman xili ciyaareedkaan .
Wuxuu seege doona Euro 2016 .