Maxa ka fahan tay Refere la ku hesta hal io lapo
Munishibiyo gos gos
Hadii aad Ka mid tahay Bahda Sports-ka Fadlan Nagula Soo Biir Pagekan Mahadsanid. ๐๐
06/09/2026
๐จ MOGADISHU CITY CLUB OO MAANTA CIYAAREYSA
Mogadishu City Club ayaa maanta ciyaareysa kulankeeda ugu horreeya ee CAF Confederation Cup 2026/27.
MCC ๐ KITAARA FC
๐๏ธ Hoima City Stadium
โฐ 4:00 PM
๐
Axad
Guul ayaan u rajaynaynaa Mogadishu City Club.
05/09/2026
FT Heegan 0-1Al-Merriekh
05/09/2026
๐จ HEEGAN SC OO MAANTA CIYAARAYA
Naadiga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan SC ayaa maanta ciyaaraya kulankiisa ugu horreeya ee tartanka CAF Champions League 2026/27.
Heegan SC ayaa la ciyaaraya El Merriekh FC Bentiu ee Koonfurta Suudaan, kulan ka tirsan wareegga koowaad ee isreeb-reebka tartanka.
Guul ayaan u rajaynaynaa Heegan SC
04/09/2026
๐จ FULL TIME | GROUP B
๐ธ๐ธ South Sudan 0โ0 Burundi ๐ง๐ฎ
Natiijadan kadib, Xulka Qaranka Soomaaliya ee U15 ayaa si rasmi ah uga haray tartanka, maadaama Soomaaliya ay rajadeedu ku xirnayd in Burundi ay ka adkaato South Sudan.
Inkastoo rajadii kasoo bixitaanka Group-ka ay halkaas ku dhammaatay, wiilasheenna U15 waxay muujiyeen dadaal iyo matalaad mudan in la taageero. ๐ธ๐ด๐
04/09/2026
GROUP B STANDINGS | U15
Kadib kulamadii ilaa hadda la ciyaaray, xaaladda Group B ayaa sidan ah:
๐ฅ Uganda ๐บ๐ฌ โ 7 Points | 3 Games
๐ฅ Somalia ๐ธ๐ด โ 4 Points | 3 Games
๐ฅ South Sudan ๐ธ๐ธ โ 3 Points | 2 Games
4๏ธโฃ Burundi ๐ง๐ฎ โ 0 Points | 2 Games
๐ธ๐ด Rajada Soomaaliya ee ah inay kasoo gudubto heerka Group-ka waxay hadda ku xiran tahay natiijada kulanka socda ee Burundi ๐ง๐ฎ vs South Sudan ๐ธ๐ธ.
Haddii Burundi ay ka badiso South Sudan, Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa inay kasoo gudubto heerka Group yada una gudubto wareegga xiga . ๐ค๐ธ๐ด
04/09/2026
RAJADA GABDHAHA SOOMAALIYA WELI WAY NOOSHAHAY
Hal guul oo ay gaaraan ayaa wax badan beddeli karta. Gabdhaha Soomaaliya waxay haystaan 3 dhibcood, waxaana u harsan Kenya ๐ฐ๐ช.
Haddii ay Kenya ka adkaadaan, Soomaaliya waxay gaari doontaa 6 dhibcood waxaana markaas la sugi doonaa natiijada kulanka Tanzania ๐น๐ฟ iyo Kenya ๐ฐ๐ช si loo ogaado cidda kaalmaha h**e qaadanaysa.
Gabdhaheena wali k**a harin tartanka. Kulanka Kenya waa dagaalka ugu dambeeya!
Rajadu way jirtaa, gabdhaheena guul ayaan u rajaynaynaa.
04/09/2026
๐ธ๐ด RAJO WELI WAY JIRTAA
Guuldarradii 3โ1 ee South Sudan ma aysan soo afjarin rajada Soomaaliya. Wiilasha Soomaaliyeed waxaa u harsan hal kulan oo keliya โ Uganda ๐บ๐ฌ.
Haddii Soomaaliya Uganda ka adkaato, waxay gaareysaa 6 dhibcood, kadibna waxaa la sugayaa natiijada South Sudan ๐ธ๐ธ iyo Burundi ๐ง๐ฎ.
Wax walba weli waa suurtagal Soomaaliya waxay u baahan tahay hal guul oo keliya si ay rajadeeda u sii nooleyso.
90 daqiiqo ayaa harayโฆ rajaduna weli way nooshahay
04/09/2026
FT somalia (1) vs south sudan (3)
04/09/2026
๐จ U17 | 3 BAASAY, 2 AYAA DHACAY ๐ธ๐ดโฝ
Natiijada MRI-ga ee shanta ciyaaryahan ee xalay la baaray ayaa maanta soo baxday.
๐ข Rorow โ Baasay
๐ด Amiin โ Dhacay
๐ข Jareere โ Baasay
๐ด Giriidhi โ Dhacay
๐ข Bakar โ Baasay
Saddexda Rorow, Jareere iyo Bakar ayaa baasay baaritaanka MRI-ga, halka Amiin iyo Giriidhi ay ku dhaceen.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Peterborough
PE15EZ