Anigoo Magalada ka maqan ayan warbixino sax ah idinla wadageeney aniga iyo teamkeyga haada anigo magaalka joogo maxaad ka filaneysa ?
Inshallah Flash score caaadi aa halkan idinkaga dhiga daqiqad daqiqad isha halkan ku haaaya 68 koox ee lo qori tuuray iyo sidee iskugu aadeen so dhiga inshallah Guul my boys All Teaams.
Sportska Hagdhera
Kupadu Wa Xushmad iyo is dhex gal bulsho
14/06/2024
Here we Go
game adag o xaflad aroos ah
Marka h**e hadanahay bahda Sportska Hagdhera waxan hambalyo u direena best Hagadera Coach Anceloti Jomoo .guurkaga guur khyr guirgina guri nagi.
Marka xigto waxa fooda isa sari doona xoogweynta Waamo United iyo kooxda ila iyo hada unbeaten ka ah ee Somali city.
Som city ma iska celin dooonta wamo United?
Game kan adag yu ku dhaafin malinka taladada.
Arooskana u hamblayeya.
10/06/2024
Ogu Dambeyn Joker ki ee Funny boys ku taagneed aya kooxda iskaga tagay.
Hadaba ma isleedahay funny boys wa kaso kaban doonan booska u baneye laacibkaan o kamid ah Xidigaha ee ku taganeyd Funny boys .mise champions ka xiga Group stage ka ma kaso gudbi doonan?
Fikirkaga wa muhiim.
09/06/2024
Som city oo dhawaan iskuso laabteen aya weli wacdaro ka dhigaya garoomada hagadera iyago Afka ciida u daray Kooxda dhawan ku guuleysatay Hagadera champions ee Funny boys . Taaso ka dhigeysa kooxda Som city in ila iyo hada La waaye koox ka badisay (16 games unbeaten) .
Hada ma isleedahay Kooxda Som city waxay la wareegi doonan kubada Cagta Hagdera maadama ee Faanka Funny boys ee so afjareen?
07/06/2024
Here we Go
Kooxda waamo United oo saxiix waalni ah ka saxiixatay laacibka weyn ee Kazo kaas oo ee kalaso wareegtay Kooxda Suhano boys.
Kooxda aya h**e labo saxiix o walni ah sameysay sida fei iyo Ambalaz hadaba sanadka xigo Waamo United yaa celin karo waaye?
04/06/2024
Kooxda ogu taageraha badneyd League Hagadra aya Casuumad qado u sameysay
Qaar kamid ah Tageerahèeda iyo Ciyaartoyda kooxda . Kooxda Waamo United wa koooxda kaliya ee jiil walbo kubada cagta hagadera la tartamto.
24/05/2024
Mahadow O ah Xirfadle hibo sare o Kaso baxay Academy da kooxda Via Roma Aya saxix 5 sano ah U duugay manta kooxda Gulwaade EE Ka ciyaarta Jubbaland.
Deeqow Hamaz o isnah Kaso baxay kooxda Viaroma Aya isnah Loga wacay Xulka Jubbaland.
Kooxda Via Roma o Ka ciyaarta horyaalka Sero A da Hagadera Aya si weyn Loga adeegana sanadahan dambe iyago sanadki h**e laga watay xidiga weyn ee Nuune Hassan Nadiif. Ma Kula tahay inay Viaroma kaso kabsan doonto?.
Sidokle lacibiin badan Aya Wadada kuso jiraa oo goor dhow la saxixan doona . Hada qash Yar idin siiyo WA laciib U ciyaaro kooxda Funny boys .....
23/05/2024
Koxda faca weyn ee Al Ahly aya kuso labatay garomada mudo eey kamaqnayeen waxan leenahy sodhawada
Sxbkagii Al ahly hamplyo kudheh ?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Hagdhera
Dadaab