31/10/2026
"Hooyadey waxey iska dhigtay in ay dhimatay, kaliya si ay nin iskugu badasho, kadibna aniga ii guursato" micki.
Qisada haweeneydan ayaaa aad looga hadal haya dalka mareekanka kadib marki ay ka shekeeysay qisada dhaxmartay ayada iyo hooyaded. Haweeneyda oo ka sheekeeneyso ayaa tiri
"Waan ogahay aniga waan argagaxey marki ay igu dhacday shekadan wana hubaal hadii aad maqashaan qisada i qabsatay waad argagaxeysaan ee raali noqda. Hooyadey waxey iska dhigtay in ay ku dhimatay shil baabuur 6sano kohor sanadki 2020,
Aad ayey isameesay marki aan maqlay geerida hooyadeey, waayo aad ayaan u jeclaa waxan u sameeyay aas qaran, aniga nafsadiyan waxan qaaday (depresion) niyad jab, mudo sanad ah.
Geeridi hooyadey kadib waxan kala tagney ninki i qabay oo aan iska furay asago i jecel, nolasha ayaa mugdi igu noqotay mudo sanad ah.
Balse hooyadey madhimanin wey noleed waxey ii jishay in ay dhimatay, waxay gashay qaliimaha jinsiyada qofka lagu badalo hal sano gudahood ayey dhowr qaliin isku sameysay waxay badashay naagnimadeedi waxay iska dhigtay nin anigana waxan la murugeysana geerideeda.
Malin malmaha kamid ah waxan isbaraney nin, ninkaasi wuxu ahaa hooyadey oo isbadashay, aniga waxbo k**a ogi, ninki aad ayuu igu soo dhawaadey wuu ifarxad galiyay guriga ayuu igu imaan jiray sheekoyinka aan jeclahay ayuu iga sheekeyn jiray, heer waxan gaaray inta uu iga maqanyahay aan sugi waayo, xita waxa jeclaatay caruurteyda oo ugu wici jireen aabo,
Dowr sano oo xariir ah kadib waxan ogaaday qofka aan xariirka laleeyahay in ay tahay hoyadey oo nin iska dhigtay, qofka caruurtayda abo leyihin in ay tahay caruuryayda ayeeydood.
Marki aan ogaaday xaqiiqda dhabta ah, waxan ka ceyriyay gurigi, waxan jaray xariirki naga dhaxeeyay, hada waxay igu baryeysaa in aaan cafiyo oo guriga dib ugu soo celiy wan warersanahay shook ayaan qaday, yaab iyo ama kaag ayaa iga soo haray ayey tiri"
🗣Micki