Keeyow taariqdisa

Keeyow taariqdisa

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Keeyow taariqdisa, Gym/Physical Fitness Center, Kakamega.

30/04/2022

Waxbarashada faaidada ay ledahay waxbarashada waa furaha nolasha waayo ninkii waxbarta barwaaqo ayuu gaaraa balse sidee waxbarasha ay ku fududataa?waxay waxbarashada ku fududataa wax akhris badan oo aad wax walbo ku fahmi karto balse markii aaad wax akrineyso mashquul dhan iska ilaali jawi dagan wax ku akhri iyo maskax dagan ardey badan ayaa jirtaa wax akhriska saaid ubadiya lknse ay wax aysan ku fahmin waayoo waxaa keena markey wax ay akhrinayaan majoogta maskaxdoda mar waliba aad wax akrineyso wax walbo oo ku mashquuliya iskadaay marka wax walbo waxaa lagu fahmaaa wax akhris badan

Keeyow taariqdisa Send a message to learn more

31/12/2021

Asc azxabta dhamaan waa idin salamay anigoo ah mohamed osman oo ku magac dheer keeyow abdi

29/12/2021
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kakamega?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Kakamega