Shalay maxkamad ayaa loo jaray Axmed Madoobe, isaga oo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay AS. Asigana Madaxweyne Xasan Sheekh ayuu ku eedeeyay inuu xiriir la leeyahay AS,
Sanad kadib, ragii intaas isku eedeeyay iyagoo is haya, ayaa haddana isku arkay Villa Soomaaliya iyagoo is jecel oo wada shaqeynaya.
Hadda, Dowladda Soomaaliya ayaa Madaxweyne Laftagareen ku eedeysay inuu la shaqeeyo kooxda AS xiriir toos ah. Asigana wuu soo jawaabay, wuxuuna yiri Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xiriir la leh kooxda AS.
Hal sano kadib, isla waddadii shalay ee isku eedeynta argagixiso ayaa mar kale la marayaa, waana heerkii ugu xumaa.
Haddaba su’aashu waxay tahay: madaxda Soomaaliya ma iyaga ayaa waalan mise bulshada? Sidee ayay isku eedeyn karaan argagixiso Madaxdii dalka ugu sarreeyay?
Haddii ay sidaas u fudud tahay in argagixiso la isku eedeeyo, maxaa wiilasha Soomaaliyeed maalin kasta loogu dilayaa?
Wallee Soomaaliya waa dal dadkiisu xaalad kale ku jiraan.
Weyn
caalamka
BILOW YARE ALI
Football news /intertainment
28/03/2026
Iraan waxay sheegtay inay aaminsan tahay inay ku guuleysatay dagaalka, sidaas darteedna ay iyadu go’aamin doonto qaabka uu dagaalku ku dhammaanayo. Waxay kaloo sheegtay in cadawgeeda lagu qasbi doono inay ku raacaan shuruudahaas."
caalamka
#
Humble Man
Shacabka Reer Diinsoor Far iyo Faraanti La Noqdey. Gudoomiye Fiican Laso Helay
Maba Ka Qasna Waa Kaas Shacabka Waqti La Qaadanooyo
😁😁😁🫡🫡🫡
18/03/2026
Madaxweynaha Dowladda Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa yiri Dibiga jaalaha ee Igu xiga ee la Qalan doono waaa Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.
@
18/03/2026
Guri ijaar asaga leeyahay miyaan kujiraa waxaa sidaas KGS A/ziiz Hassan Mohamed Laftagareen
18/03/2026
Lafta Gareen ayaa ai rasmi ah iskaga baxay Xisbigii JSP ee uu Madaxweyne Xasan Shiikh hogaaminayay.
18/03/2026
"Aniga la iima socdo ee waxaa loo socdaa burburinta Dowladda KGS" H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
Big shout out to my newest top fans! Humble Man
12/03/2026
28/02/2026
Dawladda Qatar ayaa farriimo dhinaca Mobile ka ah u dirtay muwaadiniinta dalkeedda kuwaas oo lagu war geliyey in aanay guryaha ka soo bixin oo ay ka dhuuntaan gantaalaha ka iman kara dawladda Iran.
Amarkan ayaa daba socda gantaal lagu qabtay hawada Qatar kaas oo laga soo ganay dhinaca Tehran.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Macalinissack1996@gmail. Com
Nairobi West