19/04/2025
Asc dhamaan madrista fans waan soo laabtay I.a hada kadib wixi ka dameebo cawa waxaan diyaar u ahay inaa Pegkan hor usii wadno oo kala kicino
Hala Madrid 🤍
Labada waalid janada kula kulan hadad fallow ii saarto
19/04/2025
Asc dhamaan madrista fans waan soo laabtay I.a hada kadib wixi ka dameebo cawa waxaan diyaar u ahay inaa Pegkan hor usii wadno oo kala kicino
Hala Madrid 🤍
28/02/2024
Maalin wanaagsan waan soo laabtay ⚪️🦾
20/02/2024
4 sano kadib SR4 ayaa kusoo laaban doono Garoonka Real madrid Asigo ah Xidig Kasoo horjeeda Kooxda Real madrid ⚪️
23/01/2024
The Rocket 🪨 Eder military ayaa manta u kor dhiyay hiiska uu kula jiro kooxda asigo gaarsiyay ilaa 2028
Fallowing isoo dhaha walalkina ahy
03/01/2024
Real madrid night 🤍⚪️
Real madrid ayaa cawa ciyaari doonto kulankeeda ugu horeyay Sanadka cusub 2024
Arda guller ayaa la filaa inoo cwa helo daqiiqado kooban ciyaarta cwa
10/12/2023
Asalamu caleykum aqyaarta sharafta leh ee ku xeran Page kaa El Capitano Varun1 waxaan idin sheegayaa in aan raadinaayo shaqsiyo ku xeel dheer soo gudbinta warbixinada kooxda Real madrid
Ma tahay qof taageere Real Madrid jawaabtaada haddii haa tahay ila soo xarir waxaan raadinayaa Admino cusub oo qeeb kala noqda soo gudbinta warbixinada kooxda Real Madrid
Ugu badnan
5 admin cusup ayaan rabnaa
Waxa jiro shuruudo lagu xulan doono dadkaa
What’s appka igala soo xiriira
Gacamo Furun kusoo dhawaada
10/12/2023
David Alaba iyo Ferland Mendy ayaa kulankii xalay kusoo dhamaaday 1-1. Real madrid vs Real betis
U saftay kulan koodi 100 ee Real madrid
09/12/2023
Jude Bellingham ayaa barbareeyay rikoorka Cristiano Ronaldo ee ah ciyaaryahanka kaliya ee Real Madrid taariikhda ee 12 gool ka dhaliyay La Liga 14-kii kulan ee ugu horeysay
Golden poy ⚪️ meshan Wuxu u yimid inuu tariikh cusup ka sameyo
09/12/2023
Jude Bellingham ayaa ku guulaystay xiddiga garoonka Marisa 10-aad ee xilli ciyaareedka.🚨⭐️
Golden poy Jude Bellingham 🌎🐐⚪️
09/12/2023
Ciyaaar aan guul u qalanay hada neh Bareejo aan galanay
Xidiga madrid mid aan amaano iyo mid aan caayo waaba Kala garan lahay
Jude Bellingham waa awood muuqato cid hor istaagi karto ma jirto
Real Madrid 1-1 Real betis
Still Top of the table Real Madrid ⚪️⚪️
09/12/2023
Halftime Real madrid 0-0 Real batis
| Monday | 07:30 - 22:30 |
| Tuesday | 07:30 - 22:29 |
| Wednesday | 07:30 - 22:30 |
| Thursday | 07:30 - 22:30 |
| Friday | 07:30 - 22:30 |
| Saturday | 07:30 - 22:30 |
| Sunday | 07:30 - 22:30 |