Coach Bin-Ali

Coach Bin-Ali

Share

Coach Bin-Ali

01/01/2026

Waa 31 Dec 2025, maalinkii labaad ee Tijaabadii aan bilabay shalay oo aan iibinayay Degital Product ga.

Alx waxaan sameeyay 24 saac kadib 17500 KSH hadii lagu daro intii shalay oo ahayd 250 KSH wuxuu Totalku noqonayaa 17750 KSH oo u dhiganta $135 Alx, Alx.

Si aad sido kale update ka, iyo wixi kaloo aan isleeyahay in aad ka faaiidi doontaan idinkula wadaago kuso biir Telegram Channel kan:
oo aan ugu magac daray Somali Income Hub oo aan rajaynayo in ay noqoto madal aan kuwada kobcino Income keena si xalaal ah. https://t.me/somaliincomehub
Mahadsanid

Photos from Coach Bin-Ali's post 30/12/2025

Maanta oo ah 30 December 2025 waxaan hawada geliyay Degital Product gii iigu horeeyay oo ah E-Book, waxaan halkaan idinkula wadaagi doonaa natiijada, wax yaabaha aan ka bartay oo isugu jiri doona Talooyin & waliba Tricks ka aan ku guuleystay.

Waxaan rajaynaya in khibradaas aan idin kula wadagi doono halkaan ay wax badan idinku soo kordhin doonto, anigana ii noqon doonto meel aan si public ah ku tijaabin doono xirfadeyda iyo fursadaha Online ka ah ee aan muddoba rabay in aan ka mira dhaliyo.

Way jiraan kuwa kale oo aan horey u tijaabiyay iina shaqeeyay, laakiin aan is leeyahay bal middan bilowga ah isla bilaaba, oo isku barta, kadibna ku xiji kuwa kale.

Wixii talo iyo tusaale ah ee aad igu dhaantaana waxaan idinka rajaynaya in aad ila wadagi doontaa.

Sawirka kore wuxuu muujinayaa maanta sales ka halku marayo oo ah 250 KSH ah oo ayadana ah tijaabadii aan aniga sameeynayay iny payment ga shaqeynayso.

Si aad sido kale update ka, iyo wixi kaloo aan isleeyahay in aad ka faaiidi doontaan idinkula wadaago kuso biir Telegram Channel kan:
oo aan ugu magac daray Somali Income Hub oo aan rajaynayo in ay noqoto madal aan kuwada kobcino Income keena si xalaal ah. https://t.me/somaliincomehub

Mahadsanid

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Nairobi
254