30/05/2026
SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โฝ๐ฅ
Kulanka weyn: Arsenal vs PSG
Adigu yaad u saadaalinaysaa guusha?
Si aad uga qayb gasho:
1. Like saar post-kan
2. Follow garee page-ka Somtel
3. Share garee postiga
4. . Comment ku qor saadaashaada saxda ah
Tusaale: Arsenal 2-1 PSG ama PSG 1-0 Arsenal
5. Saadaasha waa in la soo dhigo ka hor inta aanay ciyaartu bilaaban
Qofkii si sax ah u saadaaliya natiijada, isla markaana buuxiya shuruudaha, waxa uu fursad u helayaa inuu ku guulaysto $100. Haddii dhawr qof saxaan waxaa guulaysana qofka ugu horreeya xaga wakhtiga.
Saadaali oo guulayso!
30/05/2026
๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐ข ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐จ $๐๐ ,Ciyaarta ugu danbaysa ee UEFA Champtions League, ee Caawa dhex mari doonta Arsenal Vs Paris Saint-Germain.
F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee postiga.
3. Qeybta Commentiga kusoo qor saadaashaada.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.
30/05/2026
FINAL-KA CHAMPIONS LEAGUE 2026 ๐
โฝ PSG ๐ Arsenal โฝ
๐ Puskรกs Arรฉna, Budapest
โฐ Caawa: 7:00 PM โ Waqtiga Soomaaliya
๐ฐ Saadaali kulanka caawa kuna guuleyso $5
๐ Shuruudaha:
โ
Like saar page-ka
โ
Share garee post
โ
Mention dheh 2 Qof
โ
Magacaaga saxda ah ha ku qornaado Facebook-ga
โฐ Saadaalintu waxay xirmeysaa 7:00 PM
30/05/2026
๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐ข๐ข ๐๐จ ๐๐จ๐จ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข $10! ๐ฏ
Ciyaarta final-ka ee Arsenal Vs PSG
๐ฆ๐๐จ๐ฅ๐จ๐จ๐๐๐๐:
1: ๐ฉ๐๐ ๐-๐ค๐ ๐๐ผ๐น๐น๐ผ๐ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต
2: ๐๐ข๐ค๐-๐ฌ๐๐๐ซ ๐ฉ๐๐ ๐-๐ค๐ iyo ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐๐ซ-๐ค๐
3: ๐๐จ๐ฌ๐ญ๐๐ซ-๐ค๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐-๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ.
4: 3 Qof oo asxaabtaada ah qeybta faaladda(comment) ooga wac
๐๐. Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Hadii ay wada saxaan dhowr qofood waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu soo horeeyay ee shuruudaha dhameystira
30/05/2026
Saadaali oo ku guulayso $100 oo ku jirta jijinta casriga ah ee Premier Tap, ciyaarta ugu danbaysa ee UEFA Champtions League, Caawa dhex mari doonta Arsenal Vs Paris Saint-Germain.
F.G: Saadaashu waxa ay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Shuruudaha:
1. Like saar page-ka,
2. Share-garee.
3. Qeybta Commentiga kusoo qor saadaashaada.
4. Hadii dhowr qof ay wada saxaan natiijada ciyaarta, qofka xaga wakhtiga ugu horreeya ayaa ku guulaysan doona abaalmarinta.
30/05/2026
Saadaali oo Ku Guuleyso $10 iyo Baadhitaanka Indhaha oo Bilaash ah!
Kulanka xiisaha leh ee u dhexeeya Paris Saint-Germain FC VS FC Arsenal
Shuruudaha Ka Qaybgalka:
1๏ธโฃ Like saar post-kan, Share garee, kana Follow garee boggan.
2๏ธโฃ Ku Share garee post-kan ugu yaraan 5 Group.
3๏ธโฃ Saadaali natiijada kulanka.
4๏ธโฃ Mention garee 5 qof oo saaxiibbadaa ah.
F.G: Saadaasha waxay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
Guuleystaha saxda ah wuxuu heli doonaa $10 iyo baadhitaanka indhaha oo bilaash ah!
26/05/2026
๐๐ XAQUL CIID package ๐๐
Puntland College waxay idin la wadaagaysaa farxad iyo hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga ๐
๐ฐ Fursad gaar ah!
Ka qayb qaado tartankeena xiisaha leh:
๐ Dooro number u dhexeeya 1 ilaa 100
๐ Qofka saxda ahna wuxuu ku guuleysanaya .
๐ Shuruudaha ka qaybgalka:
Comment ku qor number-kaaga ๐ฏ
Like saar post-ka ๐
Share garee si saaxiibadaa u arkaan ๐
Follow garee page-ka โ๏ธ
โจ Ha seegin fursaddan โ nasiibkaaga tijaabi maanta!
FG.
Subaxdii Waxaanu soo shaacin doona guuleystaha tartankan iyo kii horeba.
๐ Goobta: Ex โ UOB Campus
๐ +252904628885 / +252905503618
Ciid Mubaarak dhammaan! ๐๐ซ