Wararka Ciyaraha Kubada Cagta

Wararka Ciyaraha Kubada Cagta

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wararka Ciyaraha Kubada Cagta, Sports, Eastleigh jam Street, Nairobi.

26/06/2023

ASC Asxaabta

21/05/2022

Asc Asxabta waxa iidinga codsanya ina share gareysan page kan

20/08/2021

RASMI :Arsenal ayaa la wareegtay martin odegaard

19/08/2021

Asc asxaabta dhamantina waa iidin salaamay salaan kabacdi wxaa iidin weydiina waxa meshan kuso xariiqo malala socdaa horta

02/07/2021

Kylian Mbappe ayaa si rasmi ah ugu sheegay Paris Saint Germain inuusan cusbooneysiin doonin qandaraaskiisa kooxda isla markaana uu joojiyay wadahadalada.

01/07/2021

Sergio Ramos ayaa heshiis la gaadhay kooxda PSG isaga oo qalinka ku duugi doona heshiis 2 sano ah iyada oo la filayo in maalmaha soo socda uu maro tijaabada caafimaadka.

Photos from Wararka Ciyaraha Kubada Cagta's post 01/07/2021

10 sano ka hor maanta oo kale Manuel Neuer ayaa kuso biiraay kooxda Bayern Munich.

434 ciyaarood
Horyaalka Bundesliga 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
Koobkii Jarmalka 🏆🏆🏆🏆🏆
Jarmal Jarmal 🏆🏆🏆🏆🏆
Champions League 🏆🏆
Koobka UEFA Super Cup 🏆🏆
FIFA Club World Cup 🏆🏆

06/06/2021

Sida laga soo xigtay Mirror, Marcus Rashford ayaa qalliin lagu sameyn doonaa ka dib Euros waxaana laga yaabaa inuu seego bilowga xilli ciyaareedka 2021-22

03/06/2021

Trent Alexander-Arnold ayaa ka maqnaan doona xulka ingriska Tartanka Euro ka dib markii uu dhaawac ka soo gaadhay muruqa bowdada kaas oo garoomada ka maqnaan doona 4-6 todobaad, sida lagu sheegay warbixinno badan.

14/05/2021

David Luiz ayaa ka tagi doona Arsenal dhamaadka xilli ciyaareedkan

14/05/2021

35 jirka Scott Carson ayaa maanta kulankiisii ​​ugu horeeyay ka soo muuqday shabaqa kooxda Manchester City.

Waa kulankiisii ​​ugu horreeyay ee Premier League muddo 10 sano ah.

25/04/2021

Erling Haaland ayaa dhaliyay goolal lamid ah intaaa ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xilli ciyaareedkan 25 goaals ⚫️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Eastleigh Jam Street
Nairobi