Sharma'arke empire

Directions

Sharma'arke empire Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sharma'arke empire, Sports, 7 Street, Nairobi.

👑 🇸🇴

snap 👉

IG 👉

ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee sharma'arke empire, wariye ama falanqeeye kubbadda cagta ah, Taageere wayn oo Arsenalna ah 💪.....

Tzolis ayaa ka dhaawacmay muruqa bowdada (hamstring). Ilaa hadda si buuxda looma oga dhawaca inta uu le'eg yahay, Maadaa...
02/10/2026

Tzolis ayaa ka dhaawacmay muruqa bowdada (hamstring). Ilaa hadda si buuxda looma oga dhawaca inta uu le'eg yahay, Maadaama uu kooxda si bilaa qorshe ah Arteta kooxda uga diray Trossard iyo Martinelli, hadda ayuu wajahaya caqabad weyn oo dhanka garabka bidix ah, kaliya Eze uu yahay ciyaaryahan uu isku halaynayo bal aan aragno. Waxaaa sidoo kale hadda soo shaac-baxday inaysan Arsenal wax tallaabo ah qaadin xoojinta booska garabka bidix, balse dhaawaca Tzolis ayaa madax-xanuun weyn ku noqon doona Arteta...

Wararkii ugu dambeeyay ee dhaawaca Havertz oo la filayo inuu ku soo bilowdo ciyaarta Leeds marka ay horyaalka Premier Le...
01/10/2026

Wararkii ugu dambeeyay ee dhaawaca Havertz oo la filayo inuu ku soo bilowdo ciyaarta Leeds marka ay horyaalka Premier League dib u bilaabmo 10-ka bisha Oktoobar...

Man City Gabriel Jesus waxay naga siiyeen lacag dhan £50 milyan, waxayna markaas soo iibsadeen Haaland oo ahaa lambarka ...
30/09/2026

Man City Gabriel Jesus waxay naga siiyeen lacag dhan £50 milyan, waxayna markaas soo iibsadeen Haaland oo ahaa lambarka 9-aad ee ugu wanaagsan dunida, waxayna naga dhaadhiciyeen £51 milyan in ay soo siisteen...

Hincapie ayaa si shaqsi ah u go’aansaday inuu ka baaqsado ciyaaraha xulka qarankiisa Ecuador sababo la xiriira dhibaato ...
30/09/2026

Hincapie ayaa si shaqsi ah u go’aansaday inuu ka baaqsado ciyaaraha xulka qarankiisa Ecuador sababo la xiriira dhibaato dhanka muruqa bowdada ah ee haysata...

Lixda kulan ee soo socda reer Arsenal maxaa ka leedihiin: Ani ahaan (Leeds boqolkiiba 80% Guul) (Nottingham Forest boqol...
28/09/2026

Lixda kulan ee soo socda reer Arsenal maxaa ka leedihiin: Ani ahaan (Leeds boqolkiiba 80% Guul) (Nottingham Forest boqolkiiba 80% Guul) (Everton boqolkiiba 80% Guul) (Liverpool boqolkiiba 50% Guul) (Hull City boqolkiiba 80% Guul) Newcastle United boqolkiiba 70% Guul waa kulamo adag, kuwaas oo isugu jira ciyaaro aan garoonkeena ku ciyaarayno iyo kuwo aan marti ku nahay. Liverpool iyo Newcastle ayaa ugu adag, halka aan filayo in Arsenal ay dhibcaha oo dhan ka qaadato afarta kulan ee kale.... nagulawadaag aragtidaada commentiga kulankee ayaad isleedahay dhibco ayaan ku lumin karnaa.. 🤔

👉 Sharma'arke empire

Bernardo Silva ayaa xalay kubadda intuu ka tagay isku dayay inuu dhaawaco Odegaard, xaqiiqda ayaa ah inuu u diyaar garoo...
28/09/2026

Bernardo Silva ayaa xalay kubadda intuu ka tagay isku dayay inuu dhaawaco Odegaard, xaqiiqda ayaa ah inuu u diyaar garoobayo ciyaarta Arsenal ay la yeelanayso Real Madrid, Odegaard horta u dhamee cml... 😄 🤣

Sharma'arke empire

2020-kii, akoonka rasmiga ah ee Champions League-ka ayaa la soo galiyay sawirkaan tasoo lagu soo qoray "Mbappé mise Sanc...
28/09/2026

2020-kii, akoonka rasmiga ah ee Champions League-ka ayaa la soo galiyay sawirkaan tasoo lagu soo qoray "Mbappé mise Sancho?" Taasoo micna ahaan ahayd heerka sare ee laga filayey Sancho xilligaas..

Dhowr sano ka hor oo kaliya, Sancho waxaa loo arkayay mid ka mid ah xiddigaha da'da yar ee ugu mustaqbalka fiican kubadda cagta adduunka, Wuxuu lahaa xawaare, xirfad kubbad-qaadasho (dribbling), goolal, caawin, Kooxaha waaweyn ee Yurub ayaa ku tartamayay saxiixiisa,

Manchester United ayaa dadaal badan gelisay sidii ay u keeni lahayd Old Trafford, Laakiin arrimuhu uma dhicin sidii dad badani filayeen... Wixii ka dambeeyayna waxay ahaayeen hoos u dhac... Hadda, isagoo jira 26 sano oo kaliya, Sancho waa ciyaaryahan (free agent) ah Wararku waxay sheegayaan in xitaa kooxo ay ka mid tahay Krasnodar ay diideen fursadda ay ku saxiixan lahaayeen, Laga soo bilaabo in la barbar dhigo Mbappé oo loo arko mid ka mid ah xiddigaha waaweyn ee mustaqbalka kubadda cagta... Ilaa heer uu dhib kala kulmo helitaanka koox cusub dhowr sano ka dib, Kubadda cagtu si degdeg ah ayay isu beddeshaa.... maxaa dhacay ayaad isleedahay?
👉 Sharma'arke empire

Man City ayaa laga yaabaa inay wajahdo dalab magdhow oo ka badan £200 milyan oo uga imaanaya ugu yaraan afartan kooxood ...
27/09/2026

Man City ayaa laga yaabaa inay wajahdo dalab magdhow oo ka badan £200 milyan oo uga imaanaya ugu yaraan afartan kooxood kuwaas oo ay ciyaartoy badan si sharci daro ah uga afduubteen, Arsenal, Man United, Liverpool iyo Spurs ayaa laba sano ka hor gudbiyay ogeysiisyo sharci ah, iyagoo ka duulaya haddii City lagu helo inay ku kacday xad-gudbyo dhanka suuqa ah.... 👉 Sharma'arke empire

Eze, Raya, Konsa, Saka, Zubimendi, Lewis-Skelly & Merino ka dib kulankii England vs Spain...🤝 ❤️👉 Sharma'arke empire
27/09/2026

Eze, Raya, Konsa, Saka, Zubimendi, Lewis-Skelly & Merino ka dib kulankii England vs Spain...🤝 ❤️

👉 Sharma'arke empire

Ani ahaan 114-ka dacwadood ee lagu helay man city uma maleynayo in xilli ciyaareedkan ay ganaaxyadu u bilaabmi doonaan t...
26/09/2026

Ani ahaan 114-ka dacwadood ee lagu helay man city uma maleynayo in xilli ciyaareedkan ay ganaaxyadu u bilaabmi doonaan taas badelkeeda wxay u badantahay in xilli ciyaareedyada mustaqbalka ay u dhici doonto, Intaa waxaa dheer, oo aan aaminsanahay in laga qaado horyaalada Premier League ay h**e u qaadeen man city inaysan macquul ahayn maadaama horyaalku taariikh ahaan ka fogaanayo "sumcad daro." Hadda, xilli ciyaareedka hadda socda wuxuu u dhici doonaa sidii caadiga ahayd.. wax talaabo ahna lagama qaadi doono sida ay ila tahay waayo racfanka ay qataan ayaa waqti dheerayn doona.. 👉 Sharma'arke empire

Address

7 Street
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharma'arke empire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category