Ciyaaraha manta

Ciyaaraha manta

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciyaaraha manta, Sports League, nairobi, Nairobi.

21/05/2023

Waxan ku qiyaaso ma aqan kooxda Manchester city run ahanti wey xoreeysatay premier league waxa u dhiman FA Cup sido kale champion's league side aye kula muuqata kooxdan?

18/05/2023

HAMPALYO ManchesterCity ugu dambeyn wexey iska xaadiriyeen final ka ee champions league kaas oo ka dici doona Turkiga kadib markey ku tuntun teen kooxda Real madrid ee looga adkaaday 4 iyo waxba wexeyna halkas kula ciyaari doonan Inter Milan ciyarta k**a dambeesiga ee final ka champion 🏆 league 💖

22/02/2023

Shaki maakaga jiro in Manchester City champions league cup ee qaadatay !!!

21/02/2023

🏆Champions league Liverpool vs Real Madrid Draw 2:2

15/02/2023

Ciyarta manta u daxayesa Chelsea iyo B.Dortmund waxa badineyso Chelsea 1:0 adne side kula tahay qeebta commentiga

15/02/2023

Kulaanka Manchester City Arsenal waxana badanineyso Manchester City 2:1

14/02/2023

Liverpool oo wacadaro dhigtay iyo sido kale saadalin kulan champions league psg iyo Bayer Munich iyo sido kale Ac Milan iyo Tottenham

13/02/2023

Asc asxabta ku soo dhawada ciyaraha manta waxan idhin leeyahay hampalyo kuna soo biir pagekena cusub

07/02/2023

🏆🏅⚽️♥️Kusoo dhawada dhamaan tageerayasha ciyaraha manta wa page cusub an ugu talagalay asxabta xiiseysa ciyaaraha kubada cagta 🙏

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Nairobi
Nairobi
00610