Halgan united

Call Directions Contact the business

Halgan united WELCOME TO HALGAN FAMILY

10/14/2026



10/11/2026





10/08/2026



⚽️NATIIJADI CIYARIHI MALMAHAN AN DHELNAY ⚽️Waxaa dhaman taageerayaashan karali grlinaynaa cilada jiran on uso dhigi wayn...
10/06/2026

⚽️NATIIJADI CIYARIHI MALMAHAN AN DHELNAY ⚽️

Waxaa dhaman taageerayaashan karali grlinaynaa cilada jiran on uso dhigi waynay ciyarihi an so dhelnay matijadoda

09/08/2026





09/01/2026



🚨🇸🇴 BALAD XAAWO ➡️ MOGADISHU⭐️ ZAKARIYE ABDULLAHI YUSSUF ayaa saakay laga sagootiyay Balad Xaawo, isagoo kusii jeeda Muq...
08/30/2026

🚨🇸🇴 BALAD XAAWO ➡️ MOGADISHU

⭐️ ZAKARIYE ABDULLAHI YUSSUF ayaa saakay laga sagootiyay Balad Xaawo, isagoo kusii jeeda Muqdisho, halkaas oo uu kaga qeyb galayo TRIAL-ka Xulka Qaranka Soomaaliya U15 🇸🇴.

Fursaddan wuxuu ku helay dadaalkiisa iyo kartidiisa, kadib markii Macallin Cabaas uu albaabka u furay dhalinyarada reer Balad Xaawo si ay u muujiyaan tayadooda. ⚽️🔥

Zakariye, riyadaada waad rumeysatay.
Dadaalkii, dhididkii iyo waqtigii aad kubadda cagta gelisay maanta waxaad ku qoreysaa taariikh u qalanta dadaalkaaga. 💯❤️

Dhammaan reer Balad Xaawo, Gobolka Gedo iyo kooxdaada waxay kuu rajeynayaan Nasiib Wacan & Guul. 🇸🇴💙

Kor u qaad magacaaga, magaca Gedo, magaca Balad Xaawo, iyo kooxdadi ku rumeysay gushan 🔥

Maanta waa bilowga safar cusub…
TAARIIKH CUSUB BAA QORMATAY. ✅️💯

🇸🇴 GUUL ZAKARIYE!
BALAD XAAWO WEY KULA JIRTA! 💙⚽️

08/28/2026



Address

Lahaina, HI
252

Telephone

+254720291700

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan united posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Halgan united:

Shortcuts

Share

Category