Hon. Ugaas Yakub

Hon. Ugaas Yakub

Share

Pegaka Rasmiga ah Gudoomiye ku-xigeenki Hore Ee xisbiga Sincad๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ

01/08/2024

HAMBALYO 26 GUURADII ASAASKII DOWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYEED.

waxaan Puntland u rajeyn Guul iyo Barwaaqo.

Photos from Hon. Ugaas Yakub's post 04/07/2024

Nairobiโ€ 04 July 2024: Guddoomiyaha Degmada Bosaso ahna Duqa Magaalada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Cismaan (Shanlle) ayaa kulan la qaatay UNDPIOM UN-Habitat Norwegian embassy Swiss embassy Natherland embassy kulankaaso daarna Qorshaha horumarinta magaalada bossaso 5 sano ee socota iyo Bosaso city strategy inshalah waxaan rajaynynaa Bosaso hormarta Oo magaaloyinka ugu fiican Somalia Noqota Guulayso Gudomiye Abdifatah Haji Shanle

โ€”๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒโ€”

06/06/2024

Tacsi:

Shiikh Mubaarak Shiikh Maxammed Rabiic ayaa caawa ku Geeriyoday Garoowe Rabbi shiikha ha u naxariisto, fadhigiisa fardowsa haga yeelo.

30/05/2024

Waaya arag Somalia isku wadi kara Madxweyne H.E Said Abdullahi Deni ๐Ÿซก๐Ÿซก

29/05/2024

Sanad guuro wanaagsan dhamaan bulsho waynta reer Maakhir.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Kilmani
Qardho