12/07/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
AROOS WACAN
Dhaman family xoogweynta waxan hambayo aroos wacan leenahay lamanaha nolasha ku midoowbay boqoraka FARHAN BILOW XAREED & boqoradisa RUMAN XUSEN MOHAMUD
Guuri jaceyl, farxad & kalsooni lagu dhiisay
Guurkina guur qeyr gurigiina guri naagi guulow ka yeel amiin yaa Allah
Farxaad waarta ku wada noolado i.A
Wada noolado nabad ku waraa
Wiil & caano gabar & doolar
03/07/2026
FULL TIME AT BOORE STADIUM ποΈ
MBC; 0 π ISKUULEY; 0
MAN OF THE MATCH : RAMSEY
Sidokale waxa safka kooxda kaso muuqday legend farax adan Cisman Captain qayas bdn
Home is the best βοΈ
02/07/2026
Ciyaarta Birito
ITβS π ππ§πππππ¬!π΄
HOME GAME: π
π GARONKA : BOORE STADIUM
πKULANKA :- FRIENDLY MATCH
π TAARIQDA :- 3-7-2026
β° SAACADA :- 16:20
-BH πͺπͺ
20/06/2026
BOGAADIN IYO DUCO
Dhaman MBC FAMILY Mamulka, Macalimiinta Iyo Ciyaartoyda Kooxda Ayaa Ardayda Soomaaliyeed Ee manta U Fariistay Imtixaanka Shahaadiga Ee Fasalka 12aad U Diray Bogaadin Iyo Duco
Waxaan Idiin Rajaynaynaa Guul, Horumar Iyo Mustaqbal Ifaya. Alle Ha Idiin Fududeeyo Imtixaanka, Hana Idinka Dhigo Kuwii Ku Guulaysta Natiijooyin Wanaagsan Oo Lagu Farxo.
Aaamiin Aammin Ya Allah π€²πβ½
10/06/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Dhaman family MBC United waxan hambalyo aroos wacan leenahay lamanaha qarniga lamanaha dunida iska doortay walalken ABDIFATAH ABDI BULLE BULALE & Dumashi QADRA SHUGRI ALI BULALE o manta meherkooda ka dhacay Degmada BALADXAWO
Isku wara abid o kala hela ubad qeyr qaba
Wada noolado nabad ku wara i.A
01/06/2026
Ψ₯ΩΨ§ ΩΩΩ ΩΨ₯ΩΨ§ Ψ₯ΩΩΩ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩΩ
Tacsi tiraanyo leh
Dhaman MBC FAMILY waxan ka tacsiyeena geerida ku timid hooya QADIJA CADAWA BADOW
Inaa Lillaahi Wainaa Ileyhi Raajicuun
Inaa Lillaahi Wainaa Ileyhi Raajicun
Alla Ha unaxariisto (Mama khadiija Cadaawe baadow) Suasha Alla Ha Fududeeyo Qabirigina Alla Ha u Waasiciyo Hoygeeda Janna Alla Haka Dhigo Kitaabkeeda Midigta Alla Haka siiyo Gadaasheed Alle Nama Fidneeyo Aamiin Aamii
Dhaman MBC family waxan tiranyo leh la wadaageyna walalheen marna ah legends kooxda horey ugu so dheelay
Walalyal Allah qalbiga idin qaboojiya
Abdi Fatah mohamed abdi Daus
DEEQ mohamed abdi neyma
29/05/2026
FULLTIME AT DHABAD STADIUM
Natijadi ciyarti manta
; 1 π ; 0
β½οΈ BASHKA DHII
π― DYPALA
Man of the match
Darbiga adag mr Blocker
XOOGWEYNTA-BH πͺπͺπͺπͺπͺ