06/09/2026
🚨🚨 | Frenkie de Jong ayaa la.filaya inuu dib ugu soo laabto tababarka kooxda koowaad ee Barcelona qiyaastii 8-da Oktoobar, kadib fasaxa kulamada caalamiga ah, haddii uusan la kulmin wax dhibaato ah oo kale oo dhanka jilibka ah.
06/09/2026
🇳🇴 Erling Haaland xirfaddiisa kubada.
👕 439 kulan
⚽️ 362 gool
🎯 66 caawin (assists)
🏆 13 koob
⭐️ Kabta Dahabka Yurub (European Golden Shoe)
⭐️ Ciyaaryahanka Xilli-ciyaareedka Bundesliga
⭐️ Ciyaaryahanka Xilli-ciyaareedka Premier League
⭐️ Ciyaaryahanka Da'da Yar ee Xilli-ciyaareedka Premier League
🌟 3 jeer Gooldhaliyaha ugu sarreeya Premier League (Golden Boot)
⭐️ Abaalmarinta Golden Boy
⭐️ 2 jeer Gooldhaliyaha ugu sarreeya Champions League
🥇 Abaalmarinta Gerd Müller Trophy
🥇 Ciyaaryahanka Ragga ee Sanadka ee UEFA
05/09/2026
WHAT A PICTURE THIS IS CITY 🩵
Enzo X Samenyo🔥
05/09/2026
Half Time 1-0
Ciyaar u qalntay in 3 goal caml ku hogaamino balse aan jaanisyadi kooxda dayaceen
Enzo, Cherki halland Anderson🔥
05/09/2026
Dadka maanta dhan Hebel ku so bilawday so qoraye aawina😀
Shaxda Rasmiga kullanka Galabta🔥