Aspire Sports INC

Aspire Sports INC nairobi and Chelsea

Permanently closed.
There coach vs our coach
12/10/2026

There coach vs our coach

18/09/2026

🚨 AHMED MESSI ✈️🇸🇴🇰🇪🇬🇷

Laacibkii h**e ee Xulka Qaranka Soomaaliya U17 iyo Dagmada Yaaqshiid, Ahmed Hussein Mustaf
Ahmed Messi ayaa daraad gaaray dalka Greece 🇬🇷 si uu tijaabo ugu maro PAOK Academy.

Maanta ayuu ciyaaray kulankiisii ugu horreeyay ee tijaabada ah, wuxuuna dhaliyay laba gool ⚽️⚽️.

Maamulka iyo macallimiinta kooxda ayaa aad ugu qancay bandhiggiisii ugu horreeyay, waxaana la sheegay inuu fursad weyn u leeyahay inuu heshiis la saxiixdo kooxda.

Nasiib wacan Ahmed Messi 🫡

Address

Nairobi
NAIROBI

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aspire Sports INC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share