Aduunka nin ey utoostey majirto waxkasto lodhameyey
AMIIN DMC
waxad kaheli donta waxkasto kuxiisa galiya
wararka ciyaaraha iyo calamka dhacdoyinka cusub intuba kala soco bogan Ama page kan sihagar LA an ah sacad walba iyo waqtiwalba
02/10/2025
Ya isgarey marka waweynka
La isku adiyo ayan arkidoona
Sida la iskuxaliyo
01/10/2025
⚡️WAR DEG-DEG AH:
Dhammaan maraakiibta lama qaban, kaliya 4 ayaa ilaa hadda lagu qabtay Israa’iil. Qaar ka mid ah doonyaha Global Sumud Flotilla weli ma aysan istaagin, waxayna hadda ku dhow yihiin qiyaastii 60 mayl-badeed oo ka baxsan Gaza
"Dowladahii islamka awey carabtii awey"
01/10/2025
⚡️🇩🇪WAR CUSUB:
Kadib markii la joojiyey doonta Samud Flotilla oo ku sugneyd biyaha caalamiga ah, tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay Saldhigga dhexe ee Berlin si ay u mudaharaadaan uguna cambaareeyaan weerarka, iyagoo muujiyey garab istaagooda Gaza iyo ka qaybgalayaasha gurmadka bani’aadamnimo.
“dowladahii carabta ama islamka awey”
01/10/2025
Cawa wala is haya yad wadataa
Barca vs psg
30/09/2025
🇳🇪🇦🇺 WAR DEG-DEG AH: Niger ayaa qaranaystay macdanta dahabka ee kaliya ee warshadaysan, taas oo h**e u lahayd shirkad Australian ah.
����
30/09/2025
Ninkan wan wataa ibrooooo
Adinah
🤣🤣🤣🤣🤣
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Km 5
Nairobi