Rijaal Sports TV
Hooyga kaftanka, Madaadalada & Sports-ka
Ayub Dhaqandhowr Maalinkaad kor u socotid dadka aad sii mari doontid ha xumaynin waxa laga yaaba adoo soo jabay in aad so martid
28/03/2022
Paul Schols maxa ka taqanaa kumuu ahaa. Who is Paul Schols Man utd player ? Paul schols miyaa damiin ahaa mise adaa Arkin ?
24/03/2022
Guusha waa dhawdahay Insha.allah somali weeyn.
Xulka Qaranka Somaaliya oo dhibcii La.siiyay kadib Eswatiini oo Groon weeysay. Somalia vs Eswatiini Guul Soomaaliya Congratulations
22/03/2022
Fankii oo kooxaha ah ilkacase Qeys Marwan iyo Dj M..
Ilkacase Qeys iyo Alfanaan Marawan yare oo Arsenal iyo Liverpool kala taageero maxa kala qabsaday ? Fanaaniin waaweyn Ilkacase iyo Marwaan yare
Taageere Lıverpool oo ku dhagan Qabıır ka Weeyn Rıjaal.
Nınkaan waa Reer Kısmaayo .
Arsenal koox maahan Rıjaal na Qabıır ısku sheeg ee maahan Qabıır Sports . karbaash ka Aduunka.
19/03/2022
Aston Villa 0-1 Arsenal: Saka oo dhaliyay goolkii 2000 aad Arsenal EPL ka dhaliyaan sidoo kalena kaalinta 4-aad waa sii ilaashteen Arteta kooxdiisa. Hambalyo Gunners.
18/03/2022
Barcelona vs Eintracht Frankfurt EuropaLeague quarterfinal ama 8 dhamaadka ısku aaday.
Barcelona maku Guuleeysan kartaaa Europe League ?
18/03/2022
Isku aadka Champıons League wareega 8aad Dhamaadka oo lasameeyay ıyo kooxo waaweyn oo ısku aaday.
17/03/2022
Waa Ciyaartii xalay mucjisada eheen ee hafka danbe.
Inta waa igala socon kartaa
Liverpool oo ku garaacday Arsenal Gurigeeda 2-0. Reds ayaa hogaanka u jirta 1 dhibic( 1point) Hambalyo Liverpool fans ( Congratulations )
16/03/2022
Lıne up labada koox ee Arsenal ıyo Lıverpool ee cawa.
Salaha waa keed Cawa kuma soo bılaawan shaxda.
15/03/2022
1-0 half Time Man Utd baxar eey ku jirtaa waxaa u haray 45 oo kaliyah iyo wixii lagu daro.
Atletico Madrid waa jabhad caadi ah Bug Bug no Pass
Koreey kor kor cml waa Ciyaalka xaafada.
Aan aragno haafka Danbe iyo wixii soo kordho game ka.
Ciyaarta maxaa ku saadalisay adi daawade?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Kuala Lumpur
53300