Waxaan diyaar u nahay in aan usoo aarno Walaasheen Man United. 🤣
Noma Raage
Waxaan ahay Falanqeeye ka hadlo Ciyaaraha.
Maalin uun waa u baahan doontaa Qareen ee hada waji kasii diyaarso meeshaan oo Follow dheh. 🤣
11/09/2026
Neto ayaa laga saxiixay heshiis cusub oo dhaci doono 2032. 😂😂
11/09/2026
August JP ✅
September Morgz ⏳
10/09/2026
Deg Deg: Xeriirka Kubada Cagta Argentina ayaa Police-ka ku dacweeyay Garnacho, kadib markii uu codsaday in Isaga la siiyo Number 10-kii uu mar dhaweed uun iska casilay Leo Messi. 🤣
10/09/2026
Miisaanka Culus caadi ah.
09/09/2026
Palmer saaid ayee saxaafada u wadataa, caawa 1 Goal ah caadi iyo 1 Penalty ayuu dhaliyay kadibna MOTM ayaaba saas lagu siiyay iyadoo uu joogay Rogers oo 4 Goal Chelsea u keenay, bandhiga guudna aad uga fiicnaa Palmer.
09/09/2026
What a Player. 🥶
Halftime 0-1 nagula lahaa, kadib Ninkaan ayaa soo galay, Leeds dhan biyo caadi ah ayuuba ka dhigay, 3 Caawin kala daran ayuuna ku sameeyay.
Hahaha Qofkii kaambiyada h**e daawaday wuu qasaaray, Aniga kaambiyada dambe ayaan imaaday, waana ku raaxeestay runtii Bandhigeen Cajiibka ahaa.
Welback, Pep, Neto iyo Barco 🔥
Palmer ⚽⚽
Morgz 🅰️🅰️🅰️
JPM 15 G/A ayee sii marayaan.
Yow
Cadnaan Khalifa ayaa saakey iisoo diray heesta Champions League-ga isagoo ileh Sxb masoo jeedaa. 😂
Kadib su'aashan ayaan weydiiyay:
Klik hier om uitgelicht te worden.
Plaats
Type
Adres
Barchman Wuytierslaan 53
Amersfoort
3819AB