07/12/2025
Manchester city ma waxay rabtaa in ay la wareegto hogaanka horyaalka liverpool se maxaa ka qaldan Salah maku saxnaa in uu qunbulad ku dhex tuuro kooxdiisa
Manchester city oo cagta cagta u saartay Arsenal Barcelona oo soo guulaysatay iyo kulamo kale
Manchester city oo kusoo dhawaatay Arsenal iyo sadex tababare rer Spain ah oo hogaanka Premier league isku haysta saalah oo bom ku dhex tuuray taageerayaa...
06/12/2025
Arsenal oo lasoo xannunjiyey iyo Astonvilla oo kaalinta labaad ku nasanaysa
Arsenal oo guuldaro xanuunbadan kalasoo laabat ay Villa Park iyo Astonvilla oo kaalinta 3aad timi
Arsenal oo lasoo xanuunjiyey iyo Astonvilla oo kaalinta labaad si kumeel gaadh ah u haysa iyo cabsi weyn oo soo foodsaartay taageerayaasha Arsenal
04/12/2025
Arsenal oo markale cadaysay sida ay uga goantahay in ay horyaalka hanato ceebtii Chelsea iyo Liverpool
Boxing day Arsenal vs Brentford Liverpool vs Sunderland Leeds vs Chelsea Atlantico club R Madrid
ciyaaro xiiso badan sida Arsenal iyo Brentford Liverpool iyo sunderland leeds iyo chelsea iyo Atlantico club vs Realmadrid kulamadii boxing day ga filanqay...
03/12/2025
Kulankii musalsalka ahaa ee fulham iyo Manchester city sidookale Barcelona iyo Atlantico Madrid
Kulamada boxing dayga Fulham vs Man city. Barcelona vs Atlantico Madrid filanqayn guud
kulamo xiiso badan sida fulham iyo Manchester city iyo Barcelona Atlantico Madrid qodobo muhiim ah
30/11/2025
Ciyaarihii sabtida filanqayn ku saabsan
Kulamadii 13aad sida Man city, Barcelona, PSG iyo pogba oo siweyn loosoo dhaweeyey
Enjoy the videos and music that you love, upload original content and share it all with friends, family and the world on YouTube.
28/11/2025
Maxaa laga yidhi in Arsenal ay garaacday Bayern München, Liverpool maxaa ka qaldan sidoo kale Alonso oo bilaabay in uu xaliyo dhibaatada ka haysatay kooxdiisa
Kulamadii Champignons league Arsenal vs Bayern München iyo Realmadrid iyo Liverpool
kulamadii Champignons league ee ay Arsenal sida xun u karbaashtay Bayern München iyo Liverpool oo ceebweyn kasoo gaadhay in ay PSV ku ciqaabto gurigeeda sido...
26/11/2025
Kulamadii Barcelona iyo Manchester city lagusoo garaacay iyo farxada kooxda Chelsea
Kulankii chelsea vs Barcelona iyo bahdilkii Stamford Bridge ka dhacay iyo Manchester city
kooxda Barcelona oo sixun loogu bahdilay guriga Chelsea kulankii Champignons league waxa ayna ka jabiyeen laba rikoodh, Manchester city na waxa kasoo takhal...
24/11/2025
Arsenal oo kabaha la dulmartay Tottenham iyo Etche oo lugaha iskaga martay Realmadrid
Kulamadii axada Arsenal vs Tottenham iyo Elche vs Realmadrid
Enjoy the videos and music that you love, upload original content and share it all with friends, family and the world on YouTube.
23/11/2025
Kulqmqdii 12aad ee horyaalada yurub ciyaartii Liverpool vs Nottingham forest, Barcelona ilaa Bayern München
Kulamadii 12aad Ee Pl Sida Liverpool,Man city, Napoli Barcelona, Bayern München.
Enjoy the videos and music that you love, upload original content and share it all with friends, family and the world on YouTube.
27/10/2025
El clasico Madrid oo soo ciqaabtay Barca iyo Arsenal oo higaanka PL sii dheeraysatay
Kulankii El Clasico R Madrid oo soo guulaysatay Arsenal oo soo jiidhay Crystalpalace iyo Man city
Kulankii ElClasico oo lagu kala calafqaaday Madrid oo soo af jartay bootadii Lamine Jamal sidoo kale Mbappe iyo Bellingham oo ku raaxaystay Barca