03/09/2026
Team Somalia 🇸🇴 in Licata , Italy 🇮🇹
These events serve as a platform to connect diverse communities
The Somalia Futsal Association actively participates in international football and futsal tournaments while organizing annual holiday events that blend sports, travel, and cultural exchange.
03/09/2026
Team Somalia 🇸🇴 in Licata , Italy 🇮🇹
03/09/2026
Licata Italy 🇮🇹
21/05/2026
A historic moment in Licata, Sicily, Italy 🇮🇹 for the first time, 80 Somalis traveled together for tourism and sports, uniting people from 10 countries across Europe, North America, the Middle East, and Somalia.🇸🇴 Masha Allah
14/05/2026
Sawiro: Wacdaraha Ciyaraaha CopaDelMar oo sanadkaan ka dhacay
11/05/2026
Copa del mar 2026 in Licata Italy 🇮🇹
Kalmadii Abukar Shaash & Ibrahim Galbeeti ay ka jeediyeen kulankii Soomaalida ee Licata
Run ahaantii anigoo daalan oo subixii sida u kacey oo marna Xeebta legends kula jimicsado, barqadii cayaaraha aan ka qeyb galo,galabtii aan wareeg u aadno tuulooyin ayaa waxaa fiidkii is aragney Axoow oo iisheegay in Licata aan u raaco fiidkii .
Balse Casho sharaf iyo mahadnaq lama filaan ah ayay igu sameeyeen Walaal Suleyman Salaan Axoow iyo Walaal CabdiQani Salaad, taas oo ka dhacday maqaayadda caanka ah ee Trattoria Donna Rosa oo ku taalla bartamaha magaalada Licata ee Dalka Italy 🇮🇹
Ugu dambeyntii aad iyo aad ayay ii farxad galineysa in Shaqadii iyo Howshii aan u istaagey in laga mahadcelinaayo taasi waxay marqaati ka tahey nolasha iyo ilbaxnimadiina ee Jazakallah saaxiibayaal , howshatan meel dheer inay gaarto ilaa Soomaaliya rajeynayaa mustaqbalka Insha Allah .
Kalmadii Khalid Cabdalla Faadil uu ka jeediyay kulankii Soomaalida ee Licata
Kalmadii Legend Mohamed Ismaaciil Cali uu ka jeediyay kulankii Soomaalida ee Licata